Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey

Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey

Share

Xaqiijinta lasocodsiinta xaalada dhabta ee degmada barey

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 03/08/2026

🌱 Dhaxal-reebka Cagaaran 🌱

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2018 T.I, oo ku beegan maalinta qaran ahaan loo asteeyey Barnaamijka Dhaxal-reebka Cagaaran, si guul leh uga qabsoomay Degmada Baarey barnaamij ballaaran oo dhir-beeris ah.

Barnaamijkan waxaa ka soo qayb galay hoggaaminta degmada iyo shaqaalaha dowladda ee xafiisyada kala duwan, kuwaas oo si wadajir ah uga qayb qaatay hirgelinta ololaha dhir-beerista.

Intii uu socday barnaamijkan waxaa lasameyay dhirbeeris taas oo qayb ka ah dadaallada lagu ilaalinayo deegaanka, korna loogu qaadayo bilicda degmada, laguna xoojinayo la dagaallanka isbeddelka cimilada.

Ujeeddada Barnaamijka Dhaxal-reebka Cagaaran waa in jiilasha soo socda loogu reebo deegaan cagaaran oo waara.

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 22/07/2026

Baarey 15/11/2018

Waxaan manta dhagax dhignay guriga loodhisayo qoys danyar ah gurigaas oo qaybka ah kaqayb qadashada tada rucada bilaha xagaga ee ay bulshadu ku caawinayso qoskan danyarta ah

qoyskaa oo ah qoys agoon ah
awoodin in ay dhistaan guri

*Agoontaas oo ah
:ilma_maxamuud xareed cilmooge

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 17/07/2026

Baarey 10/11/2018

waxaa manta kaqabsoomay dagmad ol ole nafadadeed kasoolaga qabtay gibiga xafiiska mamulka &xarunta caafimadka dag mad

waxaana siwada jir ah uqabtay iskashiga 1aad
& kalabaad ee shaqalaha dag mada

waxaana ay qayb katahay shaqooyinka laqabanayo bilaha xagaga kuwasoo kala ah

dhiig shubis
dhir beeris
cawinta qoysaka danyarta ah
wacyigalinta bulshada IWM

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 16/07/2026

degmada Baarey

waxaan manta dhirbeeris kusamaynay xerada ciidanka qaranka ee dagmada halkasoo ay siwada jir ah usameyeen dhir beerista hogaminta dagmada
& qaybaha kaladuwan ee ciidan ka qaranka
dhirbeeristay ayaa qaybka ah kaqaybqadashada
bilaha xaga

cagarintu waxaa ay qayb katahay
hor umarinta deeganka &bulshadaba

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 12/05/2026

Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo uga sharaxan degmada Baarey ee gobolka Afdheer.

Banaanbaxan oo ay isugu soo baxeen taageerayaasha xisbiga barwaaqo ee degmada Baarey ayay kala soo qaybgaleen madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo laanta Deegaanka Soomaalida Eng. Maxamed Shaale Isaaq, wasiiro ka tirsan xukuumada DDS, maamulka gobolka Afdheer, kan degmada Baarey iyo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo uga sharaxan degmada Baarey ayaa taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo kala qaybgalay isu soobaxan ay ku muujinayaan sida ay ugarab taagan yihiin xisbiga.

Masuuliyiinta iyo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo ayaa bulshada iyo taageerayaasha ubalanqaaday in ay sii xoojin doonaan horumarka balaadhan ee laga qabtay degmada Baarey, sidoo kalana wax laga qaban doono baahiyaha dhiman ee ay bulshadu tabayso.

04/04/2026

"Isbeddelka 8 sano jirsaday ee dalka ka hirgalay wuxuu si weyn u beddelay aragtidii iyo dhaqankii siyaasadeed ee h**e u jiray. Waxaa meesha ka baxay hannaankii ku salaysnaa cabsida iyo ka-qaybgal la’aan, waxaana lagu beddelay aragti ku dhisan furfurnaan, dimuqraadiyad iyo sinaan. Isbeddelkan ayaa horseeday in bulshada ay si xor ah uga qayb qaadato siyaasadda, isla markaana la xoojiyo kalsoonida u dhaxaysa shacabka iyo dowlada.

Sidoo kale isbadalkan ayaa si gaar ah uga muuqday Deegaanka Soomaalida, waxaa la hirgeliyay is-maamul dhab ah iyo matalaad dheelitiran oo uu ku yeesho siyaasadda dalka. Aragtidii h**e ee meesha ka baxday ayaa sahashay in deegaanku si madax-bannaan u maareeyo arrimihiisa, kana qayb qaato go’aan-qaadashada heer qaran.

Waana mida dhidibada u taagtay horumar, xasilooni iyo midnimo waarta."

Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Laanta Deegaanka Soomaalida (DDS), Mudane Inj. Maxamed Shaalle Isaaq,

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 03/04/2026

Baarey 25/7/2018

waxaa manta dhirbeeris sameeyay hogaminta is kashiga 3aad iyo dhamanxubnaha qoysaska ee iskaa shiga uu kakoobanya

barnamijka cagarintu waa qayb kamid
tiirasha ugu wayn ee xisbiga

02/04/2026

Isbadalki Ka dhacay Dalka & Deegaanka wuxuu ahaa mid Bulsha wayta Itoobiya Ku reebay Raad aan la ilaawi karin

Dalkena itoobiya wuxuu Soo maray Marxalado kala gadisan & isbadalo kuwaas oo ahaa kuwa ku imaan jiray qori caaradii ( aan ahayn mid dimuqraadi ah)
Lagana Dhaxli jiray In Kolba kooxa hubaysan oo Taliska jira Kaga qaata xukunka hadba sidi uu isagaba ku imaaday

Hadaba 8 sano ka hor Isbadalki Dalka ka dhacay wuu ka duwanaa isbadaladi Dalka looga Bartay wuxuuna ahaa mid ku imaaday Hab Rabitaan shacab ah & isla halgan Xubnaha Xisbiga ( Reform)

Markan Eegno DDS Marxaladihii uu soo maray & Haatan meesha aan marayno
Dhan walba waa kaaf & kala dheeri
Xoriyad hadalka ,ilaalinta karaamada shacabka ,xoriyada diinta ,kufaanida & Hirgalinta dhaqankeena Soomaaliga ah ee wanaagsan ,Hormarka Xawliga ah & Nabadgalyada Aan nahay Deegaanka oogu fcn Itoobiyada kale

Gunaanad & gabagabadii

Bulshadena waxaa la gudboon in Taariikhda wax laga Barto Nimcada Ay haysatana Ay eebe oogu shukrido

Mahadsanidiin

W/Q/ Gudoomiyaha Gobalka afdheer
Mudane Xildhibaan Shukri Xasan Barre ✍️

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 13/03/2026

Musharixiinta Xisbiga Barwaaqo- Ee Degmada Baarey.

Waxa Saaka Soogaadhay Goob doorashadi ay kasharax-nayeen Xildhibaanada Xisbiga Barwaaqo Ee Degmada Baarey iyagoo Goobtaasi iska diwangaliyay Kaarkii kaqaatay.
1:- Musharax xildhibaan Abdi Muhumed Adensahal
2:- musharax xildhibaan Cabdirashiid Shcali
3:- musharax xildhibaan Hani Mohamed khayre
4:- Musharax xildhibaan Mohamed nour sayid Xusen.
Muwaadin codkaada ugu codee Xildhibanada

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta degmada barey's post 07/03/2026

Baarey 28/6/2018
waxaa manta kabilawday isdiwangalinta doorashada 7aad ee heer qaran waxana sifiican usoc da qadashada karka cod bixinta

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Barey/04
Addis Ababa