Kasbo Ragannimo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kasbo Ragannimo, Health/Beauty, Addis Ababa.
waa subax h**e dhalinyaro haloo jarmado salaadaha iyo shaqooyinka I.W.M sababtoo ah sheyg loo kalaho ayey barakadu ku jirtaa
Hammi sare!
Waxaad ogaataa in Xilligan dambe aad hami sare yeelato ay tahay guul in laguugu hambalyeeyo mudan.
Waxaa sidaas yidhi Mohamed Omer oo kamid ah dhiirigeliyayaasha Ugu caansan gayiga soomaalida iyo Aduunkaba.
Alle wuxuu ku dhaartey inuu aar-gudan doono sida ku cad Kutaabka Qur'aanka gaar ahaan suurada AL-DUKHAAN aayadda 16ªªð "انا منتقمون".
Waa aayad u baahan in loo fiirsado macneheeda maxaa yeeley dambiga aad ilaahay ka gasho waa mid meel kuu yaalla. Aynu dambidhaaf weydiisanno ilaahay inta aynu caafimaadka qabno iyo inta aynu xanuusanayno.
Asc dhamaan umadda somaliyed!
Madashan oo lagu magacaabo kasbo ragannimo oo aan u bedeleyno magaceeda Macalinka Maskaxda ayaan kusoo gudbin doonnaa wax yaabo faa'ido uleh dhalinyarada iyo dhamaanba inta xiiseysa iney wax ka barato maareynta nolosha iyo maskaxda.
Waxaa xusid mudan in ay ku yaryihiun dadka kusoo gudbiya qoraalada facebook si ay u sameeyaan dhiirigelin ku wajahan dhalinyarada, taas oo keentay in loo cararo xagaa iyo muuqaal samaynta. Haddaba, si aynaan u ilaawin doorkeena qoriata qoraalada waxaad halkan ka heleysaa qoraallo iyo odhaahyo aan mudo 3 bilood ah ururinayey si aan ula wadaago walalahayga muslimiinta ah.
Barakooba mahadsanidiin!
Maalinkii haddii aad ka jartid 100 push-ups ah oo mudo bil ah aad wado is bedel intee le'eg ayaa kugu dhacay?
Eiyooyinka waa kuwo layaab badan! ma dhacday in aad ku riyootey riyo aas ilaa hadda aad u xasuusato?
Dhib makeh si kaste oo ay noloahu kuugu adagtahay waad ka bixi inta aad cibaadeysaneyso ilaahayna aad male wanaagsan ka qabto.
Laga yaabaa inaad isweydiinayso sababta aad maalinkaaga ugu faraxsaneyn. Laakiin halmid ayaan kuu sheegayaa (Haddii salaada subax aad ka tagtey, Guul haku tashanin) .
Sababtoo ah guusha waxaa Asal u ah waxa ugu h**eeya aad samayso marka aad kasoo kacdo hurdada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
