Muxaadro Media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muxaadro Media, Health/Beauty, Somalia, Kilimani.
04/09/2023
23 sano kadib aabe Algeriyan ah oo helay ubadkiisa ugu h**eeyay. Kadib muddo uu isaga iyo xaaskiisa ay isku sabrayeen, ilaaheey ayaa ugu deeqay ubadkooda ugu h**eeyay.
30/08/2023
Gabadhii la dheelaysay Fannaanka Khader Keyow ee muuqalkeedu ku faafay baraha bulshada oo isdishay.
Asma oo ahayd gabadh caan ku noqotay muuqal ay la dheelayso fannaanka Khader Keyow ayaa lagu soo waramaya in ay isdishay kadib markii ay cadaadis kala kulantay qoyskeeda.
Xigisho Aljaziira Somalia
﴿ اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ ﴾
21/08/2022
QISADII NABI IBRAAHIM N.N.K
_____
Nabi Ibraahim (N.N.K.H) abtirsiintiisa saxda ah lama garanayo laakiin sida kutubta reer banu Israel ay tibaaxaan waa: Ibraahiim ibnu Tasaarikh ibnu Naaxuur ibnu Saarug ibnu Raacu ibnu Caabir ibnu Shaalix ibnu Arfakhshad ibnu Saam ibnu Nuux. Ilaahbaa garanaya ta saxda ah.
Nabi Ibraahim waxa uu ku dhashay dhulka Baabil (Ciraaq), inkasta oo lasoo wariyo inuu ku dhashay magaalada Dimishiq hadana waxa sax u dhow inuu ku noolaa dhulka Baabil.
Nabi ibraaim (N.N.K.H) waxa uu la dhashay Haaraan oo isna dhalay Nabi Luud sidaa awgeed Nabi Ibraahim iyo Nabi Luud waa isu adeer.
Qoomkii Nabi Ibraahim waxay caabudi jireen sanamyo, gaarahaan Meerayaasha (Kawaakib) Dayaxa iyo qorraxda.
Kadibna waxa uu Eebe soo diray Nabi uu aad u jecelyahay kana dhigtay (khaliil) macnaha waa ruux aad ugu dhaw Eebe waa Nabi Ibraahim.
Nabi Ibraahim isaga oo da’diisu yartahay kamuusan raali noqon waxay qoomkiisu Eebe la wadaajinayaan sidaa awgeedbaa Eebe Qurankiisa ku leeyahay:
IN
(Dhab ahaan waxaan u Siinay Nabi Ibraahim Hanuukiisa mar h**e anagaana Ogayn) 51: Al-anbiya.
Waxaanu dacwada ku bilaabay Aabihii oo ahaa ruuxii ugu dhowaa isagoo adeegsanaya akhlaaq aad usaraysay, xushmad iyo ixtiraam ku ladhanyahay waxaanu yidhi:-
إِذْ قَالَ لِأَبِيهِ يَا أَبَتِ لِمَ تَعْبُدُ مَا لا يَسْمَعُ وَلا يُبْصِرُ وَلا يُغْنِي عَنكَ شَيْئًا
يَا أَبَتِ إِنِّي قَدْ جَاءَنِي مِنَ الْعِلْمِ مَا لَمْ يَأْتِكَ فَاتَّبِعْنِي أَهْدِكَ صِرَاطًا سَوِيًّا
يَا أَبَتِ لا تَعْبُدِ الشَّيْطَانَ إِنَّ الشَّيْطَانَ كَانَ لِلرَّحْمَنِ عَصِيًّا
يَا أَبَتِ إِنِّي أَخَافُ أَن يَمَسَّكَ عَذَابٌ مِّنَ الرَّحْمَن فَتَكُونَ لِلشَّيْطَانِ وَلِيًّا
قَالَ أَرَاغِبٌ أَنتَ عَنْ آلِهَتِي يَا إِبْرَاهِيمُ لَئِن لَّمْ تَنتَهِ لَأَرْجُمَنَّكَ وَاهْجُرْنِي مَلِيًّا
قَالَ سَلامٌ عَلَيْكَ سَأَسْتَغْفِرُ لَكَ رَبِّي إِنَّهُ كَانَ بِي حَفِيًّا
waxaad xustaa markuu Ibraahim ku yidhi aabihiis aabbow maxaad u caabudi waxaan waxba maqlayn, waxna arkayn, waxna kuu tarayn.
Aabow aniga waxaa ii yimid cilmi waxaan adi kuu imaanin ee i raac aan kugu hanuuniyo jid toosane.
{وَلَا تَقُولَنَّ لِشَيْءٍ إِنِّي فَاعِلٌ ذَلِكَ غَدًا} الآية}
Bal eeg Askirigaan wuxuu sameynaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Website
Address
Kilimani
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Muxaadro Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
