Taliska Qaybta Gobolka Gardafuu
30/07/2023
Xaabo Media
Cabitano abdiraxman shire cartan (zaxiimada)
Hal iyo labo nooga sheeg oo aaad ku xusasan karto
Intii uu socday koobki magaloyinka iyo degmoyinka gobolka Raas-Casayr
Koob kaas oo guushisa si sharafleh ku qaaday magalda xaabo ee degmada murcanyo
19/07/2023
Caluula, 19, July, 2023: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gardafuu G/sare Fuaad Maxamuud Xuseen oo uu Waheliyo Taliye ku xigenka qaybta Gobolka Gaashanle Ali Said Aani ayaa Kormeeray Saldhiga Booliska Degmada Caluula.
Taliyaha waxa saldhiga kusoo dhaweeyay Taliyaha Saldhiga Degmada Caluula oo ay Waheliyaan Taliyahaasha saldhigyada Bareeda iyo Murcanyo.
Uga H**een Taliyaha ayaa Warbixin ka dhagaystay Taliyaasha Degmooyinka Isagoona Sheegay in Loo Baahan Yahay Wada Shaqayn iyo Dardar Galin Shaqada Ciidanka ah.
Dhamaad
Xafiiska warfaafinta Taliska Qaybta Gobolka Gardafuu
19/07/2023
Illahay ha unaxaristo Bashiir hobaleey xeer illaaliyihii h**e gobolka bari hadana ahaa xeer ilaaliyaha gobolka mudug
18/07/2023
Magaalada Caluula Waxaa maantay ka qabsoontay xilwareejinta Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu oo Dhawaan uu soo Magacaabay madaxwayanaha Dawlada Puntland Dr Said Abdullahi Deni.
Kulanka waxaa Goob Joog ahaa Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dawlada Puntland Wasiirka Hurumarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Wasiir Dawlaha Arimaha Gudaha Wasiir Ku Xigeenada Kaluumaysiga iyo Dakadaha Taliye ku Xigeenka Booliska Puntland Gudoomiyaha Cusub iyo Gudoomiyihi H**e ee Gobolka Gardafuu Taliyaha Qaybta Gobolka Gardafuu Gudoomiyaasha Degmooyinka Caluula Iyo Bareeda Nabadoono Waxgarad Dhalinyaro Haween iyo Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Magaalada Caluula.
Ugu Horayn Gudoomiyihi h**e ee Gobolka Gardafuu Mudane Muuse Saalax Guuleed ayaa soo bandhigay wax yaabihi uqabsoomay mudadi uu xilka joogay wuxuu U hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub isagoona Ugu Danbayn Xilki Ku Wareejiyay Taasoo Uu Qayb ka Noqday Wasiir Dawlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Faderaalka iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland Mudane Maxamed Axmed Kulan.
Sidoo Kale Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Mudane Cumar Cisman Siciid ayaa marki uu xilka la wareegay soo bandhigay qorshihiisa cusub ee uu Shacabka Reer Gardafuu Ku Hagi Doono Wuxuu Codsaday in Lala Shaqeeyo oo Loogu Duceeyo Xilka in Eebe Ku Asturo Isagoona Ugu Danbayn Umahad Celiyay Madaxwayanaha Dawlada Puntland Dr Said Abdullahi Deni oo Fursad Usiiyay inuu Bulshada U Adeego.
Ugu Danbayn Marti Sharafti Kala Duwanayd ee Xaflada Kasoo Qaybgashay ayaa U hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu iyagoona eebe u waydiiyay in masuuliyadan culus ufududeeyo Sidoo kale Waxay Umahad Ciliyeen Gudoomiyihi Xilka Wareejiyay Mudane Muuse Saalax Guuleed oo ay Urajeeyeen Mustaqbal Ifaya.
Xigasho by :
Gardafuu media
16/07/2023
Wafdi ka kooban wasiiro,taliska booliska iyo maamulka cusub ee gobolka gardafuu ayaa booqasho ku tagay saldhiga booliska,xarunta Agoomaha,Isbitaalka degmada iyo xarumo kle oo ka tirsan degmadda Baargaal.
15/07/2023
Wafdi isugu jira wasiiro 'agaasimayaal 'maamulayaal' iyo saraakill ayaa sii diitan oo aaad u qurux bdan loogu soo dhaweeyey degaanka taageer ee hoos yimaada degmada baargaal ee g.gardafuu
Wafdigaas ayaa waxa ka mid ahaa Taliska Qaybta Gobolka Gardafuu g.sare fu'aad maxamuud xusuun (garab yare) oo dhowaan dhamaadki bishii h**e loso magacaabay taliye qaybka G.GARDAFUU
Sido kle waxaka mid ahaa gudimyaha cusub usna dhawaan loso magaacabay G.GARDAFUU
Samafale gudomiye cumar cismaan siciid
09/07/2023
Hambalyo hambalyo hambalyo
Kornel mustefa maxamuud
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Alula
12345678910
