Abdi.rahman abdulahi Ahmad
الحمدالله على كل حال
28/07/2022
11/07/2022
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa, oo ka mid ah maalmaha qiimaha badan ee ku jira bishan Carafo oo muslimiintu ay gutaan waajibaadka xajka, muujiyaan midnimadooda, sidoo kale ay sameeyaan acmaal wanaagsan oo ay ka mid yihiin soon iyo sadaqo badan.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee gudashada rukniga xajka, soonkii maalinta Carafo iyo sadaqada, sidoo kale na uu ciiddan ciiddeeda inagu gaarsiiyo dalkeenna oo nabad iyo barwaaqo ah, kuna sii tallaabsada horumar iyo xasillooni waarta.
CIID WANAAGSAN
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Baydhabo
3
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
