Baidoa technical secondary school

Baidoa technical secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baidoa technical secondary school, Baydhabo.

Photos from Baidoa technical secondary school's post 20/07/2026

20-luuliyo 2026
Anagoo ah maamulka macalimiinta ardayda iyo waalidiinta

Waxaa halkan hambaliyo iyo Soo dhaweyn uga diraynaa Waziirka cusub
Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda Koonfur Galbeed
Mudane: Mohamed Osman haji

18/07/2026

Wargelin muhiim ah
Dhamaan Bahda jecel barashada xirfadaha
(Beauty salon iyo make upka)
SI gaar ah gabdhaha
Waxaa lagu wargilinayaa
In uu bilaabay course 3bil ah
Marka nooga yimid codsiyo badan
Dad weynaha OO jecel barashada
xirfadaha cilaanka iyo make upka
Ardaydii uu dhameysto
Waxaa qaadan doonaa
Shahaado aqoonsi leh
Goobto : Baidoa Technical secondary school
Wagtiga: full time: gelinka dambe ah
Wagtiga: part time : gelinka h**e
jimco iyo Khamiis
Wixii faahfaahin ah
WhatsApp kala xiriir

Diiwan gelinta weysocotaa

14/07/2026

Baydhabo 15-7-2026
Anagoo ah macalimiinta.waalidiinta. iyo ardada
Waxaa tacsiyo tiiranyo leh
Udiraynaa
Maamulaha
Baidoa Technical secondary school
Mr Abukar Mohamed kulow
OO aabihiis ku geeriyooday magaalada Baydhabo
Allah ha unaxriisto
Sabir iyo Iimaan Allah ka siiyo aamin

12/07/2026

Anagoo ah
Midowga macalimiinta
Gobolka bay
Waxaa halka hambaliyo iyo Soo dhaweyn
Uga diraynaa wasiirka cusub
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed
:

11/07/2026

Anagoo ah maamulka , macalimiinta ,ardada

Waxaa halkan hambaliyo iyo Soo dhaweyn uga diraynaa
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
:
Waxaan leenahay
hambaliyo hambaliyo Allah kuu fududeeyo
Mas,'uuliyada culus

Photos from Baidoa technical secondary school's post 19/06/2026

Maamulka
sare ee
Mr Abukar Mohamed kulow
Ayaa ka qeyb galay xaflada qalan bedelashada
Dufcadii 14aad machadka BMI
Waxaan leenahay hambaliyo hambaliyo

13/06/2026
12/06/2026

Faculty of and 💡
of
Sanad dugsiyeed ka 2025-2026
ee

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Baydhabo