Hon Abdikadir Ahmed Bulshawi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon Abdikadir Ahmed Bulshawi, Bosaso.
28/11/2025
28/02/2025
๐ุฑู
ุถุงู ู
ุจุงุฑู
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ i
Ilaahay bishan bisheda kale cafimad iyo cibado suban haynagu garsiiyo
30/12/2024
27/12/2024
Waxa aan hambalyo u dirayaa Guddoonka Cusub ee ururka dhallinyarada deegaanka Tisjiic ee Tisjiic Youth Development Org - TYDO oo guddoomiyihiisa loo doortay xirsi salaad xidig iyo guddoomiye ku xigeen Faarax Dalmar , waxa aan u rajaynayaa in ilaahay u fududeeyo xilka.
30/08/2024
Jimca wanaagsan sxbyaal๐๐
11/06/2024
Mudadii Xil Haynta Gudoomiyaha Ururka TYDO Mudane Hon Abdikadir Ahmed Bulshawi iyo Wax Qabadkii U Qabsoomay Mudadii Koobnayd uu Xilka Hayay .
Dhamaan xubanaha ururka oo isku duuban waxay umahadcelinayaan aqoon yahanka iyo ganacsatada deeganka iyo qof walba oo garab istaag umuujiyey la aantood na shaqadaa baaxada leh ay qabsoontayn .
hooyada ururada puntland .
XAFIISKA AGAASIMAHA WARFAAFINTA URURKA TYDO โ๏ธ
30/05/2024
Hmplyo hmplyo waxan halkan tahniyad aroos lawadagaya wlalkay abdilaahi said dhunkaal iyo wll maymuun cadirsaq cumer
Oo arooskoodu kadhacay magalada boosaso ee gobalka bari
Gurigii negada oo barakooba eebe haka yeelo
Aamiin
23/09/2023
Dekedda Boosaso waxaa si rasmi ah u bilaamay in lagasoo dejiyo Contenarska lagu soo raro badeecadaha kala duwan ee ka yimaada wadamada Asia
Waan ku bogaadinaya xukumada shaqada quruxda badan ay ka hayan guud ahan gobalka gear ahan degmada boosaso
Click here to claim your Sponsored Listing.
