Gaashaan Agro-vate Company
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaashaan Agro-vate Company, Health/Beauty, Bosaso.
Ku soo dhawaada Gaashaan Agro-vate Company βWaxaan kuu haynaa adeegyo dhameystiran oo loogu talagalay Caafimaadka iyo daawaynta xoolaha Agabka beeraha
ββ’Dadaalkenu waa daawaynta xoolaha iyo wax soo saarka beerahaβ’
π Bosaso | Qardho
25/01/2026
πππ₯π€ππ§ ππ²ππ² ππ ππ’π₯ππππππ πππ«π°πππͺπππππ ! π±π
Xarunta Gaashaan Agrovate, maahan kaliya goob ganacsi, ee waa hooyga beeralayda iyo xoolo-dhaqatada hiigsanaya horumarka. Maalin kasta waxaan u taagannahay inaan idin siino xalalka ugu habboon ee aad ku kordhin kartaan wax-soosaarkiina
ββπ Xafiisyadayada nagala soo xiriir:
βBosaso: Astaanka Carmo | π 0905881144
βBosaso: Wadada Netco | π 096949833
βQardho: Masjid Nuur | π 0905845555
βπ¬ Nagala soo xiriir WhatsApp: 0907744877
ππππππππ πππππππ πππ ππππππππ πππππππππ
Lataliye Sare ππππ’π₯ππ‘π’ ππππ¦ππ ππππ’π₯ππ‘π’ Oo ka tirsan khubarada Gaashaan Agrovate Company oo sharaxaad ka bixiyey adeegyada casriga ah ee aan u hayno xoolo-dhaqatada iyo beeralayda Soomaaliyeed.
βDaawo muqaalkan si aad u ogaato:
β’Sida ugu habboon ee loo daryeelo xoolaha.
β’Talooyin ku saabsan kordhinta wax-soosaarka beeraha.
β’Adeegyada gaarka ah ee aad ka heli karto xarumahayaga.
βHa fududaysan caafimaadka hantidaada! Maanta nagala soo xiriir khadka WhatsApp-ka si aad u hesho latalin lacag la'aan ah ama adeeg degdeg ah.
βπ HALKAN NAGALA SOO XIRIIR (WhatsApp):
π² https://wa.me/252907744877
βπ Xarumahayada:
βBosaso: Astaanka Carmo | 0905881144
βBosaso: Wadada Netco | 096949833
βQardho: Masjid Nuur | 0905845555
β
17/01/2026
πΏ ππππππππ ππππππππ πππππππ π
β"Daryeelka xoolahaaga iyo horumarka beertaadu waa hadafkayaga koowaad!"
βMa doonaysaa in xoolahaagu helaan daryeel tayo leh, beertaaduna soo saarto dalag barwaaqo ah?
Gaashaan Agrovate waxay idiin haysaa xal kasta oo ku saabsan beeraha iyo daawaynta xoolaha.
ββ οΈ Ha sugin inta dhibaatadu dhacayso! Ka hor tag oo nala xiriir maanta si aad u hesho adeeg hufan iyo latalin aqoon u leh baahidaada.
βπ Xafiisyadayada nagala soo xiriir:
βBosaso: Astaanka Carmo | π 0905881144
βBosaso: Wadada Netco | π 096949833
βQardho: Masjid Nuur | π 0905845555
βπ¬ Nagala soo xiriir WhatsApp: π https://wa.me/252907744877
(Ama guji: 0907744877)
β
Click here to claim your Sponsored Listing.
