Baby Puntland

Baby Puntland

Share

Quruxda Qoys Keena waa Caruurta

25/08/2025

Full free version of TradingView Premium (Windows MacOs) with updates: https://www.reddit.com/r/TVFreeHub/comments/1m3ss9n/

01/12/2024

Baby Puntland waxay idiin keentay salidii Zuu Hair oil.
Saliidu faa'idooyinka ay leedahay waxaa ka mid ah.
1=Soo sarista timaha
2=dheraynta timaha
3=dhalaalinta timaha
4=joojinta timaha go'a ama daata.

Hadaba hadii aad u baahan tahay fadlan nagala soo xiriir https://wa.me/message/K63F4MKANJA3G1 ama 090-5610976
Mahadsanidiin

19/11/2024

Baby Puntland saliida caruurta ee tayata leh timahana dhakhso uso saarta,isle ekaysiisa ee Zuu Hair Oil ayaan idiin keenay deeganada Puntlnad.
saliida waxay ka kooban tahay saddex shay waxaana loo isticmali karaa qabkaan
Qaab isticmaalka
1: waa saliid tayo leh oo ka kooban hal sed waxaa isticmali kara 4 bill ilaa 12 sano ilmaha jira
2:ilmaha jira 4 bill ilaa laga garaayo 1sano wuxuu isticmalayaa saliida iyo shambooga kaliya.
3:ilmaha jira 1 sano ilaa wixi logaaro 12 sano wuxu isticmalayaa saliida ,shampooga iyo nafaqada sedka oo dhamaystiran buu isticmali karaa.

Faa'idada ilmuhu ka helaayo.
-Timaha oo dheraada
-Meelaha banbanaan ilmaha oo timo kasoo baxaan
-dhalaal qurux badan oo timuhu yeshaan

insha allah mudo kooban ilmaha waxaa ku arkaysaa timihiisa oo isbadalay wax samayn ah kuma yelanayaan ilmaha.

nagala soo xiriir whatsapp number 906 897 070

27/10/2023

Baby Puntland Jimce wanaagsan Macmiil, Naga soo dalbo saliida Zuu Hair Oil waxaan kuugu keneynaa meshaa joogto.
906 897 070

18/10/2023

Baby Puntland
Saliidu faa'idooyinka ay leedahay waxaa ka mid ah.
1=Soo sarista timaha
2=dheraynta timaha
3=dhalaalinta timaha
4=joojinta timaha go'a ama daata.

Hadaba hadii aad u baahan tahay fadlan nagala soo xiriir 906 897 070 ama 7723580.
Mahadsanidiin

16/10/2023

Saliida Timaha dadka wawayn Rag iyo Dumar ba. Waa Saliid soo martay tijaabo waxay ka samaysan tahay dhir dabiici ah waxay ka cawinaysa qofkii isticmala inay joojiso timaha dadanaya ama Go'aya, soo sarista Timaha iyo sidoo kale qurxinta timaha.

Dalbo oo hel mantaba goobta aad joogto.
Wixii faafahin dheray nagala soo xiriir 906 897 070

11/10/2023

Baby Puntland waxay idin keentay saliida timaha dadka wawayn Rag iyo Dumarba u soo sarta iyadoo aan la hayn wax samayn ah waxay ka kooban tahay dhir dabiici ah, waxaana la mariyay tijaabo.

Saliidu faa'idooyinka ay leedahay waxaa ka mid ah.
1=Soo sarista timaha
2=dheraynta timaha
3=dhalaalinta timaha
4=joojinta timaha go'a ama daata.

Hadaba hadii aad u baahan tahay fadlan nagala soo xiriir 906 897 070 ama 7723580.
Mahadsanidiin

09/10/2023

Babay Puntland oo idin leh waxaan idiin keentay saliida timaha dad ka wawayn Rag iyo dumarkaba Zuu Hair Oil deeganada Puntland, faa'idoyinka saliida waxaa ka mid ah.
1.Timaha oo ay soo saarto
2.Timaha dadanaya oo ay joojiso
3. Qurux iyo Bilic ay u yeesho timaha

Saliid la hubo,Tayadeedana la hubo.

Hadaba ka fa'iidayso nagalana soo xiriir 906 897 070 ama 7723580

22/09/2023

𝐙𝐮𝐮 𝐇𝐚𝐢𝐫 𝐎𝐢𝐥 𝐒𝐚𝐥𝐢𝐢𝐝 𝐥𝐚𝐡𝐮𝐛𝐨, 𝐭𝐚𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐚𝐡𝐮𝐛𝐨.
𝐙𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐢𝐫 𝐨𝐢𝐥 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐢𝐢𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐝𝐚'𝐝𝐚 𝟒𝐛𝐢𝐥𝐥 - 𝟏𝟐 𝐬𝐚𝐧𝐨
𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚,𝐪𝐮𝐫𝐱𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐞 𝐞𝐤𝐚𝐲𝐬𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 .
✅𝐖𝐚𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩 906 897 070

13/09/2023

𝐁𝐞𝐬𝐭 𝐛𝐚𝐛𝐲 𝐡𝐚𝐢𝐫 𝐬𝐞𝐭 𝐠𝐫𝐨𝐰𝐭𝐡.

-𝐒𝐚𝐭𝐤𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐤𝐮𝐰𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐞'𝐞𝐠.
-𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐤𝐮𝐰𝐨 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚.
-𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐨 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐰 𝐨𝐨 𝐢𝐟𝐚𝐲𝐚

Si'aad uhesho hair product quality leh ka dalbo Puntland hadii aad joogto ama nawaxigeeda.
whatsapp numbar 906 897 070

13/09/2023

Baby Puntland waxay idiin keentay salidii Timaha Caruurta Soo saraysay, hadii ay ilmahaaga ka daheen timaha ama ay isle ekayn timaha waxaan idin hayna saliid lasoo tijaabiyay tayo wanaagsan leh.

wixii faah fahin dheraada nagala soo xiriir whatsapp numberka +252 906 897 070
Tayo lahubo , Farxada qoyskeena waa caruurteena.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Bosaso