Drs sahro hassan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs sahro hassan, Health/Beauty, Bosaso.
17/06/2026
Ilaahow caafimad ku waydiistay
Markasta ku dadaal khayrka iyo wanaaga
Isku day inaad maalintii leedahy quraan akhris
Jus ama labo jus hadba kaad awoodid ama xisib
Yeelo Nolal hadaf ku dhisan aan ahayn iska nolow
Qabso shaqooyin kuu gaara haddaad xittaa baagamuuddo tahy wax iska qabso kuu khaasa
Oo aduun ama aakhiro ku anfaca
10/06/2026
Markaad rabtid inaad horumar gaartid waa inaad afkaaga xirtaa qorshayaashada aadan sheeting
Wixii aad maqasho oo dan kuugu jirtana waa inaad
Dhagaysataa waa inaadan ku mashquulin
Waxyaabaha malayacnigaa ee hawada aduun ah
Markasta hadal yar iyo howl badan wbilahi towfiq
07/06/2026
Ayeyo mcn allaha kuu naxariisto aad baan kuugu xiisay ayeyo sacadaan ku xasuustana indhahyga ilmaa buuxinaysa jannada allaha nagu kulmiyo naxariis badany
29/05/2026
💖
Click here to claim your Sponsored Listing.
