Sombeauty

Sombeauty

Share

Body and face care unite

Photos from Sombeauty's post 16/06/2023

Waxa aan idin haynaa skin care tayo oo wajigaaga iyo maqaarkaaga qurux kaaga dhigaya.
Horee noogu soo xidhiidh qiim dhimisna waan ku samaynaynaa

Photos from Sombeauty's post 07/03/2023

Waxa aan idiin hayaa face cleanser iyo lotionkii Cerave oo tayadoodu aad u sareeyso.

Waxa aad ku arki doonta isbedel wajigaaga marka aad isticmashid cleanser-dan

Photos from Sombeauty's post 16/02/2023

Skin care tayo leh ayaad naga heleysaa ee na la soo xidhiidh.

13/02/2023

Hablo skin care is the key of beauty ๐ŸŽโค๏ธ

17/10/2022

Waa facial moisturizer lotion wata sunblock ๐Ÿงด kaas oo wajigaaga naasibaya hadii aad tahay normal to dry skin ...
wajigaagu in uu noqdo colors kala duwan waxa keena in Aad qalayl ku dayso, qoraxna aanad ka ilaalin hadaba isla ogow moisturizer lotion kan oo ah shirkada caanka ah ee Cerave ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Photos from Sombeauty's post 02/09/2022

Waa facial moisturizer lotion wata sunblock ๐Ÿงด kaas oo wajigaaga naasibaya hadii aad tahay normal to dry skin ...
wajigaagu in uu noqdo colors kala duwan waxa keena in Aad qalayl ku dayso, qoraxna aanad ka ilaalin hadaba isla ogow moisturizer lotion kan oo ah shirkada caanka ah ee Cerave ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Photos from Sombeauty's post 22/07/2022

Waxa aan idin haynaa Cerave cream oo uu la socdo sunscreen SPF 25 iyo tii loogu tala galay habeenka.

Muhiim weeye in sunscreen uu la socda skin care-kaaga si wax dhawaca uyeelin cadceedu wajigaaaga.

qiimaha iyo qaadka cagaduna wuu ku dul yaala midkastaba.
Haddi labadaba aad isku iibsatid qiima dhimis fiican ayaad naga heleysaa.

Photos from Sombeauty's post 24/06/2022

Waxaan idinhaynaa Cetaphil face cleanser labadiisa nooc iyo Cetaphil face lotion.

Wixii maclumaada ee intaas dheer nala soo xidhiidha.

Photos from Sombeauty's post 20/06/2022

Waxaan idin keenay Cerave cleanser labadiisi nooc iyo moisturising lotion-kii oo ah sizekii weynaa halka aad labo xabo ka iibsan lahayd iibso xabad weyn oo waqti dheer ku haysa.

Xabadiiba waa 473 ml qiimahooduna waa 25 $

Photos from Sombeauty's post 17/06/2022

Waxaan idin haynaa cleansera-dii iyo lotiona-dii Cetaphil iyo Cerave oo ah laba shirkadood oo tayadoodu aad u sareyso hadaba yaan lagaa dhamaysane h**e usoo gaadh.

Goobta:- Online
Numberka :- 0634131687
Qiimaha :- Waa ay ku dul qoran yihiin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Online
Burco

Opening Hours

09:00 - 17:00