Taatikada ciyaaraha 1
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taatikada ciyaaraha 1, Health/Beauty, Burco.
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيكم
qarannimo✌️👏
🤣🤣onana
🫶
18/01/2025
Darwiiiiiin Darwiiiiiin goalaaaaazo
Liverpool win
13/01/2025
Daafaca Manchester City, Kyle Walker, ayaa u muuqda mid ka tagaya kooxda ugu yaraan illaa dhammaadka xilli-ciyaareedka, maadaama uu doonayo inuu ka gaaro hankiisa ah inuu kubadda cagta dibadda uga ciyaaro isla markaana uu hagaajiyo noloshiisa shaqsiyadeed.
Walker oo 34 jir ah ayaa xilli ciyaareedkan ku dhibtooday qaab ciyaareedkiisa, taas oo ay sii xumeysay hoos u dhaca lama filaanka ah ee natiijooyinka Manchester City tan iyo bilowgii bisha November.
🤣🤣🤣
26/01/2024
Rasmi✅
Macalinka Liverpool Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in uu kooxda katagi doono dhamaadka xili cayaareedkaan.
🏆 Champions League
🏆 Premier League
🏆 FA Cup
🏆 League Cup
🏆 Community Shield
🏆 Super Cup
🏆 Club World Cup
Jürgen Klopp won everything at Liverpool ❤
20/01/2024
Arsenal ayaa dhalisay goolal ka badan kooxaha kale ee Premier League xilli ciyaareedkan (𝟭𝟯) 🎯
Click here to claim your Sponsored Listing.
