Katun herbal online
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Katun herbal online, Health/Beauty, Hawlha guud, Burco.
25/05/2020
*HADA BILAW*
Marka ugu horaysa ee aad Bilawdo Ganacsiga waxaad tahay *Nervous customer* waana isla marka aad is diwaangaliso waxaanad helaysaa *15* % dhamaan alaabta Forever Living products hayso isla markaana waxaad fursad fiican u haysataa in aad dib usii Iibiso si aad macaash uga *hesho*.
Waxaad toos uga iibsanaysaa Shirkada adoo haysta qiimo dhimis 15% waxaanad ku iibinaysaa qiimaha loo gooyay in lagu iibiyo si aad faaido ugala soo baxdo..
Waxaad sidoo kale Dooran kartaa in Ka faaidaysato *Marketing plan* marka aad buuxiso *2cc*Adoo buuxinaya shuruudaha shirkada u dajisay waxaad helaysaa Talaabo kasta oo aad Qaado Abaalmarinteeda taas oo ka dhigan Dhaqaalaha bisha kusoo galaya mid aad u wayn .
Talaabo kasta oo xaga suuq gaynta waxaa lagu xisaabiyaaa Cabir loo yaqaan *CC(* forever case credit) waana halbeeg shirkadu si caalami ah ugu isticmaasho Qiimaha alaabta .
Ta 2aad ee xaga marketing Plan ama dhanka suuq gaynta waa Darajada Loo yaqaan *Assisant supervisor* taas oo aad ku gaadhi karto adoo *2cc* Alaab ah ku iibsada ID *Shaqsiga* Mudo 2 bilood *Gudahood* ah Waxaanad ka iibsanaysa Xafiiska wadanka aad joogto .
Si kasta ha ahaatee dadka qaarkii marka ugu horaysa ayay iibsadaaan qayb diyaarsan oo loo yaqaan start up pack oo loogu daro macluumaadyada shirkada , sida buugaagta , calaamadaha IWM.
Xaqiiqatan, Waxaa lagaaga baahanyahay kaliya in aad is diwaangaliso kadibna Aad dalbato *Alaabta*.
Markaad noqoto Assisant supervisor waxaad heli doontaa qiimo dhimis ah 30% waxaana kuu dheer 5% qiimo dhimis gaar ah Netka shay kasta Taas macnaheedu tahay waxaad haysataa 35%.
Faaidooyinka aad helayso
1) waxaad awoodaa in aad dhisto team markay iibsadaaan alaabta waxaad u helaysaa commission ahaan lacag dhan ilaa 20%
Marka wax soo saarka adiga iyo team kaagu Bato waxaad Noqonaysaa *supervisor*, waxaanad ku gaadhaysaa 25cc mudo 2 bilood ah
Faaidooyinka
1) qiimo dhimis 38%
2) group bonus 3%
3) Nervous customer commission 105$ markuu buuxiyo *2cc*
4) Assisant manager
Waxaad ku gaadhaysaa adiga iyo teamkaaga markaad gaadhaan *75cc*
Mudo 2 bilood gudahood
*Faaidooyinka darajadani*
1) 5% Supervisor iibkiisa
2) 8% Assistant supervisor
3)28% nervous customer
4) Qiimo dhimis 43%
taas oo ka dhigan 120$ qofkasta oo cusub oo teamkaga ah
Waa in aad tahay *4cc* active si aad u hesho commissionkani kaaga imanaya.
Dadka darajadani ku jiraa waxay helaan ilaa 1400$
Shirkadani kaagama baahna lacag badan in aad maalgashato waqti badana kaama rabto ilaa Aad ka maarmayso shaqadaadii Noloshaaduna si buuxda ugu xidhaanayso Ganacsiga forever living product.
Si aad U noqoto qof baahiyadkiisii iyo Noloshiisii kaleba ay si buuxda ugu xidhanyahiin Ganacsigani waxaa fiican in aad Noqoto *Manager*
Waxaad ku gaadhaysaa laba hab
1) 120cc mudo 2 bil gudahood .
3) 150cc 4 bilood gudahood
FFaaidooyinka
1) qiimo dhimis 48% dhamaan alaabta
2) 5% assistant manager commission
3) 10% supervisor commission
4) 13% assistant supervisor
5) 33% commisionka qofka cusub ( 150$ 2cc person )
ahaw 4 active cc si aad faaidooyinkan u hesho bil walba ...
Lacagta lagu qaato darajadani waa ilaa *2700* $
Markaad noqto Manager waad sii wadi kartaa in aad bussinesskaagii balaadhiso laakiin sidoo kale waxaad soo saari kartaaa managero si aad darajo kale u gaadho .
1) hadii team kaaga 2 manager ku jiraan waxaad noqon Senior manager
2)5 manager soaring manager
3) 9 manager waxaad noqon sapphire manager
4) diomand sapphire manager ( 17 manager )
5) 25 Manager oo loo yaqaan diamond Managerrsad ganacsi
Dhaman umada somaliyed waxan ugu busharaynaya inay ka faaidaystaan fursad ganacsi oo casriya Kaas oo qofku isago gurigiisa joogo uu Ku ganacsankaro Inka badan 166wadan oo dunida kamida somali badan oon anigu ka mid ahay ayaa malin walba lacag ka sameya ganacsigaan
Waa mid kamida shirkadaha aduunka ugu weyn waxsosarka dabiiciga uguna dhaqalaha badan taas oo soo saarta alabaha dabiiciga combanigan waxaad ku gaadhikarta isbedal dhaaqaale oo aad usareeya
Kagama baahna aqoon iyo waxkle toona kaliya waa inaad leyahay hadaf sareeya si aad uga mid noqoto dadka Ku guulaysta abaalmarinaha jeega dalxiis ka iyo gaadhiga sanadwalba
Hadaba side logu soo biiri kara lacagna looga dhex sameeya
1:inaad ka weyntahy 18sano
2:inay kaa goaantahay inaad noloshaada horumariso
3:inaad haysato dhaqaliihi aadku bilaabi lahayd ganacsiga waxa ugu fican430$ lkin waxka hoseya waad Ku bilabi karta sida 300$ 200$ 100$
Si degdega isku Diwan geli oo laxidhiid WhatsApp Tell 252-0636856382
01/04/2020
01/04/2020
Asxaabta qaliga kuso dhowada alabtii herbalka hayd waa alaab Al hubo fadlan wixii inta dheer nagala so xidhiidh WhatsApp Tell 252-634366781
11/03/2020
Ogeysiis forsad shaqo kuso dhowada macamisha Sharaf badan fursad dahabiya matahay qof jecel inu isbadal sameyo ma leedahay hami sare hadaba jawaabtadu haday haa tahay shirkada forever IlvIng PRODUCT waxey idiin haysaa fursad shaqo online ah taas oo aad ku shaqaynsid adoo gurigaga joga waxay ku suurta galinaysa in aad heshid xoriyad dhaqaale iyo mid nololeed sido kale waxad ka samayn kartaa dhaqaale faro badan hadaba shirkadu kugu xirimayso sido kale lagagama bahana lacg badan waxad ku bilaabi kartaa gancsiga lacag yar taas ood naftada ku tijaabinaysid ugu socon kartid waa iney kaa go .antahay inaad ganacsigan horumar ka dhaqaale hadaba wixii fahafahina naga so xidhiidh WhatsApp Tell±252-634366781
22/02/2020
Mansha allah fursad shaqo o dahabi ah taas oo haddii aad ka faaidaysatid naftaada wax badan ka bedeli doonta Insha Allah hadaba wixii intaa dheer Kala xidhiidh WhatsApp Tell+252-634366781
16/02/2020
Asxabta kuso dhowada kaltuun herbal online waxan idiinkanay albtii isugu jirtay qurxinta iyo tii ka cawinaysay caafimadka wixii inta dheer nagala so xidhiidh WhatsApp Tell 252-634366781
13/02/2020
Fursad shaqo iyo ganacsi caalamiya ka faaideeyso oo shaqada online ah ee shirkada forever oo samayso tem calam ka oo dhan Kala shaqeeya oo mudo ka gaadh guul lataaban Karo mudo kooban oo noloshada hormar xaga dhaqaalah gadhsii wixii fahfah ina lagala so xidhiidh WhatsApp Tel+252-634366781
13/02/2020
Asxabay kuso dhowada alab cafimadka ka cawinaysa wax badan ka taridonta maclumada nagal so xidhiidh tell WhatsApp +252-634366781
12/02/2020
Macamisha qaaligah kuso dhowada kaltun herbal online waxan idinkeenay alab aad ufican iyo waliba fursad shaqo o dahabiya wixii dherada nagala so xidhiidh WhatsApp Tel +252'634366781
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Burco
