abdifatah yare
share Health & Beauty tips for a better life in Somalia.
Halkaa waxaa ina dhigay waa dawlad la'aanta maanta na haysata qofkii dalka sumcad usoo dhiciya ma helayo garab istaag buuxa, dawladu maalin walba qof af ku xoogle ah bay udiraan USA, dadkii macnaha lahaa waa kuwaas la dayacay
Axl roob waa nahelay
Hanblyo bulshada soomaaliyeed gaar ahan bulshada waqooyi bari cidul adxa awged
Kuligin mudgala
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
Waxaan ka tacsiyeynayaaa geerida murugada leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Dr. Mubaarik Cabdinuur Awmuuse oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Dr. Mubaarik wuxuu ahaa nin dhalinyara ah oo xirfaddiisa caafimaad si weyn ugu adeegay shacabkiisa qaybna ka ahaa halgankii guulaystay ee shacabka WB. Waxa uu sidoo kale ahaa halgamaa muddo la tacaalayay xanuunka dilaaga ah ee Cancer-ka, si weyna uga guulaystay marar badan, ugu danbayna Eebbe sabab uga soo dhigay geeridiisa.
Waxaan murugada geerida la wadaagaya dhammaan qoyskiisa, asxaabtiisa, qaraabadiisa iyo cid walba oo ay damaqday in ay waydo Dr. Iyo halyey qiimo badan.
Eebbe weyne naxariistii Janno ha ka waraabiyo hana ku arsaaqo jannadiisii Fardowsa.
Madaxwaynaha soomaalia ayaa baaq udiray dhalayarada soomaaliyeed ee katirsan .... more
18/03/2026
Team farmaajo isa soo muujiya
Mudane madaxwayne dadka iyo dalka iyo dinta aya kusugaysa ee marlabad nahugami
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Buuhoodle
