Deeqo mohamed

Deeqo mohamed

Share

Deeqa

14/07/2022
14/07/2022

😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

19/02/2022

gabar ayaa waxay ku dhahdey ninkii ku mehersanaa ". aboowe beri qalliin wadnaha ah ayaa la igu sameynayaa isbitaalka ", markaasuu dhahay ", insha allah khayr ayay noqonaysaa waana kula joogi doonaa beri

markii gabadhii qalliinkeeda lagu guuleystay oo; oo ay soo naaxday, ayay aragtay aabaheed oo kaliya oo meesha fadhiya , markaaseey dhahday ;;aabbe ninkeyga aaway ?,

odaygii wuxuu dhahay ""oo ma ogid miyaa mana is weydiinaysid miyaa wadnaha hadda kuugu jiro qofka kugu deeqay ama kuu bixiyey ?"",

markaasey gabadhii ooysay ooysay oo barooratay .odaygii waxa uu dhahay gabadhayda sorry ;waan kula kaftamayay ee maraxa ku qabo musqusha ayuu ku jiraa ,caloosha laga haayay cml😂😂

maxay calooshu la xanuntay ayay kula thy adiga

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Cadaado?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Cadaado Radio
Cadaado
DEEQAMOHAMED