DaYib Ahmed DaYib

DaYib Ahmed DaYib

Share

Soo dhowaada zaxibayaal

28/01/2024

Ciil walaal

Xg

20/01/2024

Markasta inad dadka ku dhex jirto balse anad naftada waqti la qadan waa markasta oo aad naftada qiimo beesho😦
Ku mashquul naftada.

الحمد الله على كل حال

18/01/2024

War deg deg

Shil diyaaradeed ayaa ka dhacay degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool.

Diyaarada ayaa ka baxay dhabaha garoonka, waxaana ay dhexgashay Guri ka ag dhow Garoonka Diyaaradaha Ceelbarde.

16/10/2023

U Diyaar garowga so dhaweynta madaxweynaha iyo madax kale ee lasocota oo guud ahan gobolka sool laga dareemayo

Photos from DaYib Ahmed DaYib's post 06/10/2023

Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

03/10/2023

Waa maxay sababta (Stroke) badanaa ugu badan yihiin xiliga qubayska ee musqulaha?

Faaligu inta badan waa ku badan yihiin xiliga qabayska, sababtoo ah marka aan galno musqusha waxaan waxaan biyaha ku bilownaa madaxa iyo timaha marka h**e taas oo aan ahayn arrin sax ah. Tani waa hab qaldan.

Sidan oo kale, haddii aad marka h**e madaxa qoyso, dhiiggu si degdeg ah ayuu madaxa ugu soo buuxsamayaa dhanka madaxa maadaama jirku ka howlgalayo xaaladda qabowga ama qoyaanka ee dhanka madaxa ka jirta, halbowlayaashuna way wada dillaaci karaan. Natiijo ahaan, istaroogu ayaa dhacaya ka dibna qofku dhulka ayuu ku dhacayaa.

Warbixin lagu daabacay Joornaalka Ururka Dhakhaatiirta Kanada ayaa lagu sheegay in khatarta h**ey loo sii saadaaliyay ay ugu wacan tahay istaroogga ama istaroogga yar, dhab ahaantii khatarta ayaa sii jiri karta oo xitaa ka sii khatar badan.

Sida laga soo xigtay cilmi-baarisyo badan oo adduunku sameeyey, kiisaska dhimashada ama curyaannimada ee istaroogga xilliga qubayska ayaa sii kordhaya maalinba maalinta ka dambeysa. Sida ay dhakhaatiirtu sheegeen, qofku waa inuu qubeystaa isagoo raacaya qaar ka mid ah hababka ku haboon qabayska.

Haddii aadan qubaysan adigoo raacaya shuruucda saxda ah, adigana waxaad khatar ugu jiri kartaa faalidka. Waa in aanad qooyn madaxaaga iyo timahaaga marka h**e marka aad maydhayso. Sababtoo ah wareegga dhiigga ee jidhka bini'aadamku waa heerkul go'an. Heerkulka jidhku waxa uu qaataa wakhti in uu la qabsado heerkulka ka baxsan. Sida ay dhakhaatiirtu sheegeen, biyaha madaxa ayaa marka h**e kordhiya xawaaraha wareegga dhiigga.

Khatarta istaroogga ayaana sidaas ku kordhi karta.

Cadaadiska dhiigga ee xad-dhaafka ah wuxuu jeexjeexi karaa halbowlayaasha maskaxda.

qubeyska ee saxda ah :-

Waa inaan qabayska ka bilownaa cagaha marka h**e. Ka dibna si tartiib ah garabaha kor ugusii wadnaa ilaa madaxa,

02/10/2023

Deg deg

Photos from DaYib Ahmed DaYib's post 07/09/2023

Ololaha nadaafad iyo laascaanood

07/09/2023

Laascaanood iyo olalaha nadaafad oo uu h**e u iclaamiyey màayirka magaalada laascaanood

Photos from DaYib Ahmed DaYib's post 05/09/2023
05/09/2023

Taliye Abdirashiid hessian ali [cabdi madoobe ]
Taliye jamhad ssc oo mudo badan soo shaqanaysay ,jamhad waxay ku guulaysatahy hamigaagii ahaa inay maamule sameystaa .
Waxa uu guulo ka soo hooyey dagaalo badan oo ka dhacay gobol sool wuxu qayb muhiim ah ka soo qaatay halgankii soo ssc khaatumo laga dhisay 6 February 2023

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Erigavo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Street 7
Erigavo