Asal Products
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asal Products, Somali, Gaalkacyo.
Asal Products waa xarun bixisa baritaanka, daawaynta, iyo nafaqaynta timaha.
📍 Xaruntu waxay ku taallaa Garowe isgoyska jidka sodonka iyo gureeye
kala xiriir: 0906755557
Hadab xalkagu waa setka xuralcayn ee Ka kooban karenka jirka iyo karenka wajiga sido klana wuxu wataa oo wajiga kuu cayilaysay adon wax dawaa cunin. Hada soo dalbo 0️⃣9️⃣0️⃣6️⃣7️⃣5️⃣5️⃣5️⃣5️⃣7️⃣ ama nogu imow xarumahena Galkayo iyo Garowe
Hadaba maanta Ka dib joji wax walba ood ku tijabinyso madaxaga. Marka h**e ogow nooca timahaga kadibna soo dalbo saliidena logu tala galay nooca timahaga tas oo ku siinayso natiijo fiican mudo 7-14 malmooda yan laga dhamaysan hada kaşı dalbo 0️⃣9️⃣0️⃣6️⃣7️⃣5️⃣5️⃣5️⃣5️⃣7️⃣ ama nogu imow xarumheena Galkacyo iyo Garowe
Ma doonaysaa inaa ogaato ciladaha madaxaaga ma rabtaa inaa cal u hesho timahaga bixi wayey iyo masaxaga agoolka, dadashada jajabka, siisiibka iyo aflaqadu dhibtay. ma joogtaa garowe nogu kaaly carunteeda garowe ee ku tala isgoyska wadada guureeye iyo sodonka hada baskı gaar macmiil si aad madaxaga xal ugu hesho
22/06/2025
🌿 Xalka Dabiiciga ah ee Quruxdaada!
Ka faa’iidayso faa’iidooyinka badan ee Jamaican Black Castor Oil – 100% dabiici ah!
💧 Waxay si weyn uga caawisaa:
✔️ Kordhinta iyo adkaynta timaha
✔️ Kobcinta garka iyo indhashareerka
✔️ Daryeelka maqaarka wajiga
✔️ Daryeelka cidiyaha
📞 Nala soo xiriir maanta: +252-906755557
📍 Waxaa lagu helaa: ASAL PRODUCTS
🛒 Ku dar daryeelkaaga maalinlaha ah si aad u hesho natiijooyin muuqda!
Ma tahay dadka leh timaha normal porosity ga ah hahaha haku dalin wax aan lagugu talo galin watan saliidadii ee hada soo dalbo melkastad jogtid 0906755557
Hadaa rabto cadaan adoon kiimiko isticmalin hada soo dalbo yan lagaa dhamaysane 0906755557
Asal ProductCom gorowe baritan casriya ogow cilada madaxaaga
Hadaa rabto si waliya inaa u cadaato adon kimiko marsan jirkagana dhawicin set ka xuralcayn isticmal ee shirkada asal soo sarto Garowe 0904770477 Galkacyo 0906755557
Waa setkii ka koobnaa nafaqada iyo shambada iyo salida iyo gummies oo damanada alha timo bixinta 🍀
Waxaa xariga lagaga jaray asal hair products oo Garowe lagaga furay kana haqabtiri donta dhamaan bahiyaha timahaga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo
252
