Xaaji Zagpo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xaaji Zagpo, Health/Beauty, Gaalkacyo.
Gabadhaas abaalkay ii gashay waxaan ku gudo garan mayo!!
waxan ka imid Somalia waxan kusoo galay waliba Lug Kenya xaduda baladxawo
waxan ahaa geel jire aan waligiis school adin lkn Qoralka io akhriska bowsaday
alx Hada waxan ka shaqeeya isla meheradii iyadoo la igu haysto lacagta ay iga bixisay batarigana ii gaday gabadhan
ima ay garanayso hada dadkuna ima yaqanan lkn anigu ma iloobayo asxaankedii
alle Haku sharfo abayo aduuun iyo akhiraba🥰
Ciyaalkii Facebook Nagu warershay Lama arag suu udhacay dagalkii iraan iyo rer
galbedka !!
Rug cadaa anoo kle ah baa warami kara oo joogi kara ee isha ku haya page kan
13/03/2026
🎯 TARTANKA LAMBARADA NASIIBKA 30$.
Qof walba wuxuu dooranayaa sadex lambar oo u dhexeeya 196 ilaa 110
🔒 Gudaha 196 ilaa 110 waxaa ku qarsoon 3 lambar oo lacag ah.
🏆 Haddii aad doorato 3-da lambar ee lacagtu kujirto waxaad noqoneysaa guulaystaha tartanka.
📌 Shuruudaha Tartanka:
Qofku hal mar keliya ha doorto doorashadiisa (lama oggola in la beddelo marka la qoro).
Lambar laba jeer la qoray waxaa qaadanaya qofkii ugu horreeyay.
Marka tartanku xirmo, natiijada si rasmi ah ayaa loo shaacin doonaa.
⚠️ Fadlan si taxaddar leh u dooro dookhaaga — lama beddeli karo marka la diiwaangeliyo.
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.
🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!
Habalyo sxb C/Nuur 70 jir xay xayla ah baa thy
Click here to claim your Sponsored Listing.
