Munish Beauty

Munish Beauty

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Munish Beauty, Beauty, cosmetic & personal care, Garowe.

09/04/2025

🗣️ OGAYSIIS SHAQO

👉 Boos shaqo oo ka banaan shirkadaMunish Beauty Xarunta 📍Hargeisa "Gabar baa loo rabaa"

Shuruudaha shaqada.

1. Inuu yahay qof heer jamaacadeed ama ugu yaraan leh khibrad shaqo oo labo sano.
2. Inuu yahay qof aqoon fiican u Leh Skin care.
3. Inuu yahay Qof ku fiican Iibka iyo suuq gaynta
4. Inuu yqhay qof Yaqaana luuqadaha Englishka iyo carabiga.

Hadaba Hadii aad tahay qof Shuruudaha kore buuxin kara ku soo dir CV gaaga email kan 💌 👇

[email protected]

Waxii kaloo faah faahin dheerada kala xiriirta WhatsApp numberka 0️⃣6️⃣3️⃣8️⃣5️⃣5️⃣5️⃣5️⃣8️⃣5️⃣

Soo codsashada shaqadu waxeey ku egtahay maalinta talaadada galinka H**e 12-04-2024.

*F.G = Shaqaalaha aan qaadanayno Waa Gabadh

11/02/2025

Macmiil waxa kuu keenay Sun cream tayadiisu sareyso lagana keenay Sweden/Europe.

Faa'idooyinkiisa waxaa kamida.
✅wuxuu baa bi'iyaa Nabarada mad madow ee wajiga
✅wuxuu yareeya duuduubka wuxuuna kor u qaada quruxda wajiga.
✅wuxuu wajiga ka dhigaa mid dhalaalaya oo leh iftiin ama glowing.
✅waxeey yareeya finanka ama nabarada wajiga.

Nagalaso xidhiidh Whatsappka Hoose 👇👇👇
+252 905 115 544

11/02/2025

🆕 NEW COLLECTİON

✅ Macmiil waxaa inii keenay sun cream tayadiisu sareyso waana from EUROPE 🇪🇺.
✅ Isticmaal sun cream oo ka rayso waxyeelada qoraxda, Haaraha iyo Dhalaal la'aanta wajiga.
😍Dhakhso usoo Dalbo Yaan lagaa dhamaysane.
👉Whatsapp Kan kasoo dalbo macmiil +252 905 115 544

06/02/2025

Macmiil wajigaagu ma yahay 👇🏼👇🏼

1.mid saliidu ku badantahy ama finan leh oo xal ma u waydayna.
2.mase yahay qalayl ama oo ma dareemauysaa in wajigaagu bilaa dufan yahay.
3.Mase leedahay xasaasiyada kugu soo laalaabta.

Hadaba xalka waxaa kuu heysa shirkada Munish Beauty oo kuu keentay Cleansers ama Face washyo Tayadooda la isku hubo iyo serumyo.

Waxeeyna kaa anfacayaan

✅Ineey wajiga Saliida badan iyo finankaba ka yareeyaan isuna dheelitiraan.
✅Ineey wajiga qalaylka saa'idka ka bi'iyaan
✅Ineey wajiga kuu nadiifiyaan kana saaraan unugyada dhintay.
✅Ineey wajigaaga xasaasiyada ka yareeyaan kuna naasiibaan Kareemada ama serumyada aad marsanayso

Cleanserskan waa kuwo damaanad 👌🏼 leh oo tayadoosu sareeyso lagaagana keenay wadanka sweden , Macmiil Kasoo dalbo whatsappkan Numberkan Hoose.

👉🏼 +252-905 115 544

03/11/2024

Ma u baahantahay Body lotion tayadiisu sareeyso Aana kiimo lahayn jirkana kuu qurxiya , Hadaba macmiil shirkada munish Beauty waxeey kuu haysaa body lotion tayadooda iyo wax tarkooda la isku hubo , Lehna noocya kala duwan.

✅Nooc loogu talo galay Qofka jirkiisu Qalaylka ama Dryga yahay ama xasaasiyada leh
✅Nooc loogu talo galay Qofka jirkiisu saliida yahay ama oilka yahay.

Kareenadan oo ah kuwa tayadoosu sareeyso lagaagana keenay wadanka sweden , Macmiil Kasoo dalbo whatsappkan Numberkan Hoose 👇👇👇👇
+252 905 115 544 Ama linkigan ku dhufo

https://wa.me/message/I75XS5KSQ5M4M1

04/08/2024

🗣️ OGAYSIIS SHAQO

Boos shaqo oo ka banaan xarunta shirkada Munish Beauty ee 📍Hargeisa "Gabar baa loo rabaa"

Shuruudaha shaqada.

1. Inuu yahay qof heer jamaacadeed ama ugu yaraan leh khibrad shaqo oo labo sano.
2. Inuu yahay qof aqoon fiican u Leh Skin care.
3. Inuu yahay Qof ku fiican Iibka iyo suuq gaynta
4. Inuu yqhay qof Yaqaana luuqadaha Englishka iyo carabiga.

Hadaba Hadii aad tahay qof Shuruudaha kore buuxin kara ku soo dir CV gaaga email kan 💌 [email protected]. Waxii kaloo faah faahin dheerada kala xidhiidh whatsapp numberka 0638555585.

Soo codsashada shaqadu waxeey ku egtahay maalinta talaadada galinka H**e 06-08-2024.

F.G = Shaqaalaha aan qaadanayno Waa Gabadh.

06/06/2024

Macmiil waxa kuu keenay Sun cream tayadiisu sareyso lagana keenay Sweden/Europe.

Faa'idooyinkiisa waxaa kamida.
✅waxeey baa bi'isaa Nabarada mad madow ee wajiga
✅waxeey yaraysaa duuduubka waxeeyna kor u qaada quruxda wajiga.
✅waxeey wajiga ka dhigtaa mid dhalaalaya oo leh iftiin ama glowing.
✅waxeey yareeysaa finanka ama nabarada wajiga.

Nagalaso xidhiidh Whatsappka Hoose 👇👇👇

+252-905 115 544

12/05/2024

03/04/2024

+252 90 5115544
Ama taabo Link Hoose 👇👇👇
https://wa.me/message/I75XS5KSQ5M4M1

01/04/2024

🌙 Ramadaan kareem macmiil ⤵️

📢Macmiil waxa kuu keenay AHA BHA serum oo tayadeedu sarayso laga keenay Sweden/Europe.
AHA BHA Serum waxeey leedahay faa'idooyin badan

✅waxeey baa bi'isaa Nabarada mad madow ee wajiga
✅waxeey yaraysaa duuduubka waxeeyna kor u qaada quruxda wajiga
✅waxeey wajiga ka dhigtaa mid dhalaalaya oo leh iftiin ama glowing
✅waxeey yareeysaa finanka ama nabarada wajiga.

😍Isticmaal AHA BHA serum oo kor u qaad quruxda wajigaaga.

👉Whatsapp-kan nagala soo +252-905 115 544

゚viralシ

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 20:00
Friday 09:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 20:00
Sunday 09:00 - 20:00