Apdiqafaar said jama

Apdiqafaar said jama

Share

2023

16/09/2024

ماتت الملائكة

05/09/2024

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺ.

27/07/2024

"Everybody thinks day and night about how to lead the world, but nobody thinks about how to lead himself." 🌿

"الجميع يفكر ليل نهار في كيفية قيادة العالم، لكن لا أحد يفكر في كيفية قيادة نفسه." 🍀

“Qofkasta waxa uu habeen maalin u fikiraa siduu aduunka u hoggaamin lahaa, laakiin qofna kuma fikiro siduu naftiisa u hoggamin lahaaa” ☘

- Cajaaib 😪

17/01/2024

Wuxuu maqlay hooyadii oo deriska weydiisaneysa xoogaa cusbo (milix) ah, wuxuu ku yiri: "Hooyo maxaad deriska u dhibeysaa shalay sow kuuma keenin Milix?

Waxay ku jawaabtay: "wiilkeygiyoow iyagu waa qoys sabool ah, marwalbana waxbay iga soo doontaan, waxaan jecleystay anigana inaan weydiisto wax yar oo ay awoodi karaan, cusbada anigu uma baahni balse waxaan rabaa inaan dareensiiyo inaan aniguna iyaga u baahanahay si ay ugu fududaato inay waxay rabaan i weydiistaan oo aanay iiga xishoon

Barbarinta la siiyo ilmaha yar waxa ay ka qayb qadaata habdhaqanka Mustaqbaalkisa Hooyadey wanageeda hadii an idin yar Tatabto kolay qoraal Kuma so koobi Karo ee waxa ay ibartay in marwalba qofka ka hooseya anad ku digan e an dareenadisa Tix galiyo & in aanan Qof bini aadam ah anaan waxba waydiisan Si kasta o ay dhib I qabsato Taaso an odhan Karo waxa ay itartay wax wayn o waxa an odhan kara Noloshyda intii an rafaadka ugu badna an soo maray in anay cidna igu mana sheegan Karin o an anigu dhexda u xidhay Si kasta o an dhexda ugu xidhay waxa an aminsanahay Heer kasta o an gaadho in anan anigu Sababteeda lahayn o iskuma mahadiyo Naftaana waxa An u sheega in an ku gadhay ducada hooyaday, Hooyo Eebe Ha ku barakeeyo wayo waxa aad iso siisay Tarbiyaad & Tababar Nololeed inta an aduunka korkiisa Saranahayna wanagaaga Wan ka sheekayn doona.

Dhaqan ku fiican in biyo dahab ah lagu qoro.

FG: Qoraalka inta h**e wa xigasho balse waxa aad mooda in u hooyaday Si Toos ah uga hadlaayo ,Salaama dhaliyaro.

16/01/2024

Morocco 🇲🇦

12/01/2024

Cali qarax u la biste wuxuu yiri : Galmudug baa ciidan iyo dhakhaatiir caafimaad u dirtay Goonfu galbeed .

Maadaama ay taageerayaashii Koonfur galbeed ay ka xanaaqeen guul daradii ka soo gaadhey koonfur galbeed .

Oo ay markaa laayeen ciyaar toydoodii .

Caqli xumaa qofku .

26/11/2023

Parlamaankii hadii ay hoosta ka soo xirteen ma fureen weli .
Mise axada kalaa loo bedaley misna .

25/11/2023

Sac ninki laha saynta uga fadhiyo makaco!
Waa xalad manta heysata
GAROWE .

01/11/2023

39 Gobol ee dhulka soomaalida

21/07/2023

Kulanka galabta dagmooyinka Jariiban iyo saaxo
Intee ku soo dhamaanaysaa

06/07/2023

2083 wuu dheelaa canal 🤣

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Garowe