Caafiya

Caafiya

Share

Waxaad halkaan ka heli kartaah, qoraalo, muuqaalo, iyo barnaamij aad ku baran kartid caafimaadka.

17/01/2024

Soomaaliya dal iyo dad jabay.

09/09/2023

Nugaal guul.

Wanku waa shiilid.

28/01/2022

Jbava

09/06/2021

Caafimadkaagah saddix ku illaali. ▪jimicsi joogto ah
▪naddaafad jireed/ilkeed/ iyo dhareed
▪cunto dheeli tirran.
Dr: Abdalla

Photos from Caafiya's post 11/05/2021

WAX KA OGOW SAACADDAHA, INTA BADDAN LAGU CABIRO -GA HEERKA DHIIG YARAANTA/BADNAANTA BA.

Waxaan kuu soo qabanayah, labadaan nooc, oo inta baddan lagu cabiro HB-ga. Waana saacadda sahliga iyo tan automaticallka u shaqaysah.
Marra makugu dhacday qof intaad ku cabirtay saacadda sahliga, oo dhiiggiisu kuu noqday 6 g/dl maku tiri dhiig ku shub ayaad tahay. Inta kaa taggay ma noqday 8g/d xarrun kale, oo inta dib kuugu soo laabtay makugu yiri: cid aad dhiig la'aan ku riddid allaha ku siiyo.
Haddaba waa maxay is faham darradu?.
Saacadda HB- ga ee Sahliga ah, waxay mar kasta hoosaysah 1.5-2 g/dl ayada ayaana lagu kalsooni baddan yahay.
Tusaale waxaa macquul ah in ay:
1.HB SAHLI 10g/dl noqoto
2.halka saacada automatically 8.5g/dl noqoto.

Markasta caddeeh waxaad qofka ku baartay.

N/B. Dhiig la'aan waxaa layiraahdaah:,Dhiig yarida waa xaalad ay tirada unugyada dhiigga cas cas ama xaddiga hemoglobin ee ka dhex jiraa uu ka hooseeyo sida caadiga ah. Ama cabirka saacaddu uu kuu soo saarro.
1.NINKA:

Photos from Caafiya's post 10/05/2021

Noobarajiin, qolof maddoobe (Diclocin forte).

Jooji waa cuddure.
Kaniinka diclocin forte waxaa uu ka kooban yahay. Diclofenac + Paracetamol waa isku darka laba daawo: Diclofenac + Paracetamol1 iyo Diclofenac + Paracetamol2.

Waxa uu kamid yahay kaniiniyada ugu sarreeya xagga xumad jabinta, caabuqa xaaladaha sida, Tufta (rheumatoid arthritis), Caabuqa lafdhabarta (ankylosing spondylitis), iyo Caabuqa carjowda iyo kala goysyada (osteoarthritis). Waxaa sidoo kale loo isticmaali karaa in lagu yareeyo murqaha xanuunka, dhabar xanuunka, ilig xanuun, ama xanuunka dhagaha iyo cunaha.

Maxaadse kataqaan dhibta uu kuu gaysan karro?.

●ma ogtahay in kaniinkan uu si fudud ula qabsado jirku, taasi oo sababta inaysan daawooyinka kale ee xanuun baa'bi yaasha ah aysan waxba kuu tarayn haddaad cunto.
●ma ogtahay innuu kugu samayn karro nabar kaaga dhasha caloosha, haddii aad muddo waddo.
●ma lasocotah, inaad ka qaadi karto oomateed xumo.
●malasocotah, innaad laabjeex iyo gaas aad kadhaxli karto.

Share- sii faafi walaal.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Jidka Soddonka
Garowe
GOOD