TTN

TTN

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from TTN, Health/Beauty, ttn1, Garowe.

25/12/2025

Halgamayaasha ciidamada puntland

23/12/2025

MUST-KNOW POWERFUL IELTS SYNONYMS πŸ”₯
1. Trustworthy β†’ Reliable
2. Exemplary β†’ extra ordinary
3. Encourage -> promote, support
4. Anxious β†’ nervous
5. Adversity -> difficulty
6. Sure -> Certain
7. Future β†’ coming, tomorrow
8. Fire -> to throw out of job
9. Destiny β†’ Fate
10. Calamity -> Disaster
11. Violent -> forceful
12. Symbolize β†’ Represent
13. Posture -> way/position of body
14. Infuriate β†’ enrage, agitate
15. Complete -> Finish
16. Real β†’ Genuine
17. Desperate β†’ fanatic/extremist
18. Delicate -> fragile, dainty
19. Compress β†’ to press
20. Reluctant -> hesitant
21. Freak -> insane
22. Baby β†’ Infant
23. Amiable -> friendly
24. Push β†’ shove, propel
25. Murals -> huge paintings
26. Maybe β†’ Perhaps
27. Invade -> attack
28. Center β†’ Middle
29. Pluck -> to break something
30. Keep β†’ save, protect, guard
31. Far flung -> very far away
32. Viable/feasible β†’ possible
33. Sleepy β†’ Drowsy
34. Eternal β†’ never ending
35. Chaos -> noisy situation
36. Mentor β†’ guide
37. Handsome -> Good Looking
38. Contrary β†’ opposite
39. Away β†’ Absent
40. Vary β†’ Differ
41. Eager β†’ Keen
42. Assets β†’ earnings
43. Amateur -> beginner
44. Outgoing β†’ Friendly
45. Famous -> Renowned
46. Exempt β†’ except that
47. Taut -> tense, tight, stiff
48. Complete β†’ Total
49. Dull -> blunt, dreary
50. Crazy -> insane, daft, mad

#@

20/04/2025
20/04/2025

Waxsheeg !

1. Mustaqbal siyaasadeed haddii aad ku fikireyso, ka gaabso inaad u ololeyso dagaal

2. Shucuurtaadu marka ay ku hogaamineyso waxaad ku dhici kartaa hog-dheer, isticmaal aqligaaga.

3. Taageero shaqsi yaanay kugu kalifin inaad u bahdishid mustaqbalkaaga, sida inaad wuxuu jecel yahay shaqsigaasi nala wadaagtid, adigoo dayacaya dantaadii shaqsiga ahayd.

4. Ha u mashxaradin geerida wiil aad isku dhiigtihiin oo hooyadii geeriidisa awgeed la ilmeynayso.

5. Noqo same talis, wanaag fare, waxaa laga yaabaa wax aadan ogayn, qof aadan ogayn, iyo xilli aadan ogayn inay wax uun biiriso’e.

6. Ma jirto maamul, iyo siyaasi aad wanaag ka fileyso, is dir oo isku day dal holcaya, iyo dad lunsan inaad dhankaaga wanaag kaga qayb-qaadato, waayo masuuliyad shaqsi ah ayaa ku saaran, ee kuma saarna masuuliyada dadka kale ee xumaadey.

7. Xumaan iyo cunfi cidna ha kula tartamin, qof walba nolol ayuu leeyahay, adigu naftaada wanaag far.

8. Ha quusan, mugdi walba rajo ayuu leeyahay !

9. Dalka iyo dadka Soomaaliyeed door nabadeed, door wacyi dhis, door garaad dhis iyo door dhaqaale, waxaad ku tari karto ku tar, waxbana haka sugin, waayo wacyiga dadka awooda lihi ma ahan mid kobocsan.

10. Qodobka 2aad ayaan ku farayaa mar kale !

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Ttn1
Garowe