Geedi Nutrition Center

Geedi Nutrition Center

Share

GEEDI Nutrition ugu kaalay alaabo aad iyo aad u waxtar badan oo ku suntan tayo aad u sareysa ��

30/04/2022

Waa kiniin nafaqayn ah oo aad ka helayso dhamaan vitamins ka ui jidhkenu u baahan yahay

30/04/2022

Waa creamo nafaqayn, nadiifin iyo qurxin balaadhan siinaya maqaarka aadna waxtarkoodu u sareeyo

30/04/2022

Kiniinkani waxa uu u Fiican yahay waxyaabo badan sida: - wuxu yareya khatarta wadno xanuunka sababtoo ah waxay ka dhigta halbawlayaasha dhiiga qaada qaar dabacsan.
- wuxu kaa caawinaya nidaamka wadna garaca, wuxuuna yareeya khatarta cancerka .
- sido klae waxay kor uqaada caafimaadka maskada haday noqoto unugyada maskaxda.
- isla markana xasusta qofka kor u qaada. inta badan Omega waxa ay la dagalantaa werwerka badan, buuqa badan,diiqada,murugada iyo waliba shakiga badan.

Isticmaalkeda: waxa la isticmala sadex wakhti subixii, habenkii iyo duhurkii

30/04/2022

waxa uu ka sacidayaa
- Inuu yareeyo dhididka
Ka ah ee ka soo baxa kilikilda
Wakhtiga heer kulku sareyo.
- Hadii ay ku dhibayan ur aan
Fiicnayn ee ka timaada jirka
Cadarkan ayaa ah xalka ugu
Fiican.
- Sidoo kale waxa uu ka caawinaya inay kaa qaado
madawga kilikilada ee ay sababto timo jaristu.

30/04/2022

waxa loo isticmalaa -muruqxanunka, kala -Qoysyada, -dhan jafka, iyo -dhabar xanunka. Dhinaca kale
Waxa loo isticmaali dhawacyada yar yar ee qofka ka soo gadha

30/04/2022

Waa lips u wanaagzan jajabka, dildilaaca, qalaylka, kala midabka dabnaha

F.g rag iyo dumarba way isticmaali karan

30/04/2022

Sadexdan shay waxa loo isticmala -lafa xanunka, -muruq xanunka, -jilba xanunka, -robatisamka iyo waliba meelaha isgoysyada ah.

28/04/2022

waxay ka caawinayan in uu miisaankugu si
Dabeeci ah u kordho mudo kooban waxanay ka kooban yihiin Noocyada kala duwan ee vitamiska

28/04/2022

Aloe vera waxa loo isticmla waxyaabo
Badan sida -ciladaha caloosha, -gaastariga, -babasiirta,-Dhiikarka, -macaanka, -beersubaga, -calool istaaga.

28/04/2022
28/04/2022

waxay -Cadaysa ilkaha kana ilalisaah -Suuska,-Cirid dhiiga, -Hurada, -Qodi taanka ciridka iyo Xoqada xanuunka.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargaisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Hargaisa
Hargaisa