Mohamed Xoosh

Mohamed Xoosh

Share

No pain no gain.

Photos from Mohamed Xoosh's post 22/01/2024

Dastuurka JSL Afsoomali buu ku qoran yahay golaha Gurtiduna xaq baay u leeyiin in Xeer ka lagu soo celiyo yaanu siyaasi dan lahi dadka marin habaabin
Kaliya akhri uun Qodobka 78aad farqadiisa 1aad xarafka T ee dastuurka JSL
Waana qodonka uu cuskaday madaxweynaha JSL ee awooda u siinaya inuu golaha guurtida Xeer ka ku soo celiyo.

Photos from Mohamed Xoosh's post 30/01/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, ayaa maanta furey munaasibad lagu Hirgelinayo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda.

Category

Telephone

Website

Address

Hargiesa Jigjiga Yar
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Xoosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.