Hooyo Kaaba

Hooyo Kaaba

Share

page waxaan idiinku soo gudbin doona adeegyada caafimaadka ee nafaqaynta iyo la talinta qofkasta

Surat Al Baqarah Mishary Rashid Alafasy - سورة البقرة الشيخ مشاري راشد العفاسي 14/05/2024

Markasta ku said suratul banaras gurigaga office kaga , gadhiga

Surat Al Baqarah Mishary Rashid Alafasy - سورة البقرة الشيخ مشاري راشد العفاسي يقول الله عز وجل: “وَإِذَا قُرِئَ الْقُرْآنُ فَاسْتَمِعُوا لَهُ وَأَنصِتُوا لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ” (الأعراف: 204)

Photos from Hooyo Kaaba 's post 19/01/2023

PART1
CANAHA NASKA HOOYADA NAFAQOYINKA AY KA KOOBAN TIHIN:

(canaha hooyada wax ay ka koban yihin).
• 87.5% biyo
• 3.8% dux (fat) (50% waa Tamar)
• 1.0 % protein (borating)
• 7% lactose or carbohydrate (karbonhaydrate) (40% total energy).
• canaha wax ay ka bonyihin iyo shaqada ay qabtan
• Water
• boratiin
• qaybo ka mid nitrogen oo aan ahay protein
• karbonhydrate
• dux
• vataminada duxada ku milma
• vataminada biyaha ku milma
• unugyo
• kuwa masaluuka ah cabuqa inay ka hortagan
1. biyo
• 87.5% waa biyo canaha naaska .
• Biyaha dhaman waxayahalaha kale e u kaban yihin canuhu way ku milman wayna la fal .
Xataa hadii ay cimiladu kulushahay canaha nasku ilmaha waxay siyan biyiha uu ubahanayahay.
2. boratiin
• boratinka canaha naska hooyda ku jira , waxa ay canaha nasku ka kooban yihin xadi bortina kas oo ka qayb qata korina ilmaha yar.
• Bortiin ka marka u calosha joogo si fudud loma dhefshiidi karo lkn su fudud aya lo dhuuga lona isticmalo sida ugu saxasan .
• Waxa xidhidha lama laha cuntoynka ay hoyadu qadto.
• Canaha xiliga h**e danbarka ) iyo canaha xiliga danbe way ku kala dawan yihin baroteinka.
• Boratinku:
 Whey protein:
waa nooc ka mid bortinada muhimka aha ee laga helo canaha naska hoyada siba ugu badan yahay xiliga danbarka.

01/01/2023

Hooyo ilamahaga sii lixida bilood canaha naskaga ;
• Faiidad ilamaha yar ay uleyhihin
1. Naas-nuujinta waxay ilmaha ka dhigtaa mid caqli badan.
2. Caanaha Naaska waxay Horumariyaan Miisaanka Caafimaadka leh.
3. Naasnuujintu waxay yareyn kartaa Khatarta Cudurada.
4. Caanaha Naaska Talaal ayey u yihiin ilmaha uu uga hortago xanuunada 6da bil ee ugu h**eysa.
5. Caanaha Naaska Waxay u Sameeyaan Nafaqo Wanaagsan Carruurta.
6. Waxay yareeyan xasasiyada.
• Faiidada ay hooyada u leyihin.
1. Naasnuujintu waxay kaa caawineysaa hooyada buuran ineymiisaanka iska dhinto.
2. Naas-nuujintu ilmo galeenka dhalmada ka dib ayey ka caawiyaan in uu isku aruuro dhiig baxna uu san sameyn.
3. in ay hoooyada nuujisa ilmaheeda ayaa ka hortag u ah niyad-jabka.
4. Naas-nuujita ayaa yareysa in ay kugu dhacaan Kansarka naasaha, kansarka ugxan-sidayaasha iyo xanuuno kale.
5. Naas-nuujintu waxay ka hortag u tahay caadada.
6. Waa cano jaban oo bilaa lacag , sida oo kale waa nadiif canaha nas ka hooyado.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Main Road
Hargeisa
0000