Nuuriya Online cosmetics

Nuuriya Online cosmetics

Share

Kusoo dhawoow macmiil Nuuriya Online Cosmetics,Adeeg hufan iyo degdegsiimo.

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 05/02/2024

Macaamiisha raaligalintoodu waa noo muhiim mar walba. Soo dhawaada waxa aan idiin keenay cadarkan oo caraftiisu aad u sarrayso, waxa aad ka heli kartaa magaalada Hargeisa iyo goob walba oo aad joogto lagugu keeni doono.

Fadlan nagalasoo xidhiidh numberada hoos ku qoran.
063-6362589 whatsapp

25/09/2023

Ogaysiis ogaysiis waxa inooyimi sharabadadii days naa ee cagah baby kadhigayay soft

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 15/09/2023
Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 15/09/2023

Asc hablo soo dhawaada waanoo diyaar cadaradaasi marlabaad ayaa la soo celiyay udgoon iyo qiimo kuraaliga macamisha sharaftale soo wada dhawaada hablihii qaliga ahaa ee carafta jecalaa nagala no 0636362589

23/05/2023

Klassic waa face and body scrub qiimo macquul ah iyo adeeg hufan ugu kaalay Nuuriya Online cosmetics fadlan nagalasoo xidhiidh whatsapp number-ka 063-6362589 ama fariin noo reeb.

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 23/05/2023

Kojic face wash iyo kojic cream sidoo kale saabuuntiisi oo whitening leh baan idiin keenay yaan lagaa dhamaysan macmiil
Nagalasoo xidhiidh whatsappka 063-6362589
Ama halkan fariin noo reeb.

23/05/2023

Waxaan idiin keenay Whitening sugar scrub waa Scrub aad u fiican waxad ka helaysa dhalaal,caddaan iyo jidhkoo nadiif uu ka dhigayo.

Dalbo oo degdeg u hel. Fadlan nagalasoo xidhiidh whatsappka 063-6362589 ama halkan fariin noo reeb.

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 23/05/2023

Assalamu calaykum asxaabay soo dhawaada waxa inoo imaaday safar cusub iyo whitening scrubs new ah tayodooduna aad u sarrayso waa tiro kooban yaan lagaa dhamaysan.

Nagala soo xidhiidh whatsapp number-ka 0636362589 or call number 0636362589
Adeeg hufan iyo degdegsiimo dalbo oo degdeg u hel.

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 19/03/2023

Safarkii saliidaha waxa kale oo la socday Valera Hair Oil, 100% NATURAL ah,
- Waxa ay nafaqeysaa timiha qalalan ama dhaawacu ku yimaado.
- Waxa ay ilaalisaa tinta, iyada oo siinaysa dhalaal kana hortageysa timo daadashada.

Nuuriya Online Cosmetics.
๐Ÿ›’Online ku dalbo kuna hel goob kasta dhamaan
Goboladda ๐Ÿš› delivery ๐Ÿ“ฆ waa ku diyaar
Dalbo kaliya
๐Ÿ‘‰ โ˜Ž๏ธ๐Ÿ“ฑโ˜Ž๏ธ 06366362589
๐Ÿ‘‰ whatsApp 00252636362589
๐ŸคGoob kasta iyo goor kasta ku xidhnow Nuuriya Online Cosmetics.๐Ÿค๐Ÿค๐Ÿค
๐Ÿ˜Hargeysa

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 09/03/2023

Asc macamiishayada sharaftaleh waxan idin sheegaynaa in aan idiin keenay saliidii nafaqaynaysay jidhka oo Moisturising maqaar cafimaad qabo oo dhalalyaa ayay ku siinaysaa nagala soo xidhiidh number 0636362589

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 09/03/2023

Macaamisha sharafta leh waxaan u sheegayanaa cadaradii aad sugaysee n e dumarka way inoo yimaadeen ee hamooganina nagala soo xidhiidha whatsAppka ama number 0636362589

Photos from Nuuriya Online cosmetics's post 09/03/2023

Macmiisha sharafta leh waxaa inoo yimi cadaradii raga oo aad u udgoon qiimo ku raali geliya iyo adeeg heersare ah. Ugu kaalay Nuuriya Online cosmetics degdegsiimo iyo adeeg hufan
Nagalasoo xidhiidh 063-6362589

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Goolada Shinbirta
Hargeisa