Hablaha hargeisa group two

Hablaha hargeisa group two

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hablaha hargeisa group two, Beauty, cosmetic & personal care, Road number one, Hargeisa.

19/12/2024

Hargeysa: Laba ruux oo meyd ah ayaa laga dhex heley baabuur; iyada oo la sheegey in labada qof oo kala ah; haweeney iyo nin ku lebbisan dharka ciidanka aysan ka muuqan wax dhaawac ah, Alle Ha Naxariisto

15/12/2024

Somali 🤩🤩🤩

19/11/2024

WAR DEG DEG AH: Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku guulaystay xilka Madaxweynaha Somaliland, sida ay ku dhawaaqeen hadda Guddida Doorashooyinka Somaliland.

15/11/2024

Alle haw naxariisto Madaxweynihii h**e ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo goordhoweyd geeriyooday.

15/11/2024
14/11/2024

: Natiijada dib tirinta codadka degmooyinka dalka oo goordhoweyd bilaabmatay waxaan hadda helay xogta rasmiga ah ee Celefweyn.

Wadarta codka Celefweyn waa 13622 kun oo cod.

CIRRO: Wuxu helay 12019 Cod
MUUSE: Wuxu helay 1354 Cod
FAYSAL: 37 Cod

Natiijada codadka Ururada ee Guud ahaan Degmada Celefweyn waa sidan.

KAAH: 7707 Cod
WADDANI: 4662 Cod
KULMIYE: 115 Cod


Mohamed Yusuf Bakayle.

14/11/2024

: Madaxda Isbaahaysiga KAAH & WADDANI oo isku hambalyaynaya natiijada hordhaca ah ee doorashooyinka Somaliland oo inta la tiriyay muujinayso inay iyagu hoggaaminayaan.

14/11/2024

: Natiijada Hordhaca ah ee tirinta codadka Ururdada & Xisbiyada guud ahaan dalka 5 ugu sareeya iyo halka la kala marayo hadda.

WADDANI - 124,384 Cod
KAAH - 67,020 Cod
KULMIYE - 65,597 Cod
HORSEED - 49,705 Cod
HILAAC - 28,107

.
Mohamed Yusuf Bakayle.

14/11/2024

: Natiijada hordhaca ah ee Doorashada Madaxweynaha Somaliland ku dhowaad 450 kun oo cod ayaa la tiriyay guud ahaan dalka.

63.3% ayuu Cirro ku hoggaaminayaa Muuse oo celcelis ahaan haysta 35.7%. Faysal Ali Waraabe wax ka Yar %1 ayuu helay codadka la tiriyay.

Si guud codad ka badan 120 kun ayuu Cirro ku hoggaaminayaa natiijada sanaaduuqda tirintoodu soo dhammaatay.

Mohamed Yusuf Bakayle

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Road Number One
Hargeisa
252