Dalada-Hiil Qaran
plz follow me in order to get news updates
Guul somaliland
Wasiir Cabdale Dalku Guud ahaan waa Nabad.
Isdilka shicibka iyo shilalka mooyaane
25/12/2025
Ciidanka Madaniga ah ee Muuse fiin oo udhaqaaqey dufaaca Dalka iyo Deganadooda oo ay shegeen in xukumaduna ku garab Istaagto.
Guul Guul Insha Allah
Dadka shacabka ah ee Reer Awdal in ciidan Milatariya lagu cabudhiyo oo Ciidankuna Xabad Nool nool la dhacaan ilama aha in xal waara lagu gaadhayo ee Ciidanka ha laga saaro Magalada oo xeryahoodii ha lagu celiyo oo ciidankii shaqadan lahaa ha loo daayo.
Shacabka sharafta leh ee reer Awdalna waxan leeyahy isdajiya oo ha burburinana hantida danta guud ee qaranku leeyahy.
Hal xaraannii nirig xalaal ah ma dhasho.
Heesta wax weynbaa soo socdee walee laga raac
Go,aanka k**a dambeysta ee lagu joojinayo xaflada Buuga ha la sugo hana la is dajiyo war weyn baa soo socdee.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
0000
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 00:00 |
| Tuesday | 09:00 - 00:00 |
| Wednesday | 09:00 - 00:00 |
| Thursday | 09:00 - 00:00 |
| Friday | 09:00 - 00:00 |
| Saturday | 09:00 - 00:00 |
| Sunday | 09:00 - 00:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dalada-Hiil Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
