Xareed super market online

Xareed super market online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xareed super market online, Beauty, cosmetic & personal care, Suuqa hoose, Hargeisa.

10/04/2022

Marabtaa inaad lacagtaasoo kale qaado haday jawaa taadu tahay haa Nala sooxidhiidh 0636928715///// 0633719024

09/04/2022
04/04/2022

*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252636928715 +252636928715

25/03/2022

Alxdulilaahi dadkii kucaafimaaday wakuwaa hadaad xanuun sidaasa qabtid Nala sooxidhiidh 0636928715 ama somtel 633719024

25/03/2022

Haday jawaabtaadu tahay haa naga sooxidhiidh tell 0636928715 whatsapna 0636928715

25/03/2022

Kaalay Nala guulayso sooraac guusha

24/03/2022

*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252636928715 +252633719024

10/03/2022

Ma ubaahantahay shaqo bilaa shuruud ah iyo adoo gurigaa jooga shaqaysta oo malinkasta shaqaysato lacag haday haatahay ila sooxidhiidh

06/03/2022

*U Sahay qaado Ramadaan oo ku dhowaad bil naga xigto:*

1. Haddii Soon lagugu lee yahay iska gud
2. Ramadaan ka hor Ilaahay u noqo oo u toobad keen
3. Ilaahay waydiiso in aad Ramadaan ku gaarto nolol, Caafimaad iyo nabad
4. Qor qorshayaal cadcad oo aad kari karto
5. Sigaarka iyo balwadaha kale jooji
6. Niyadaada wanaaji
7. Dadka cafi oo noqo qof laab xaaran
8. Daymaha iska gud
9. Gurigaaga iyo reerkaaga diyaari
10. Baro ama dul mar axkaamta Soonka
11. Ka takhalus waxyaabaha ku mashquuliya oo khayrka kaa hor taagan
12. Naftaada sii edbi oo kheyrka sii jeclaysii
13. Howlahaaga sii kala nidaami
14. Saacadaha baraha bulshada sii kala yaree
15. Ka fagow wax kasta oo wakhtiga kaa cuna
16. Qur’aanka sii xifdi oo dib ugu laabo
17. Salaadda habeenkii nafta sii bar
18. Salaadaha sunnaha bilow oo xooji
19. U tababar naftaada sadaqa bixinta
20. Caruurtaada wax bixinta ku ababi
21. Qalbigaaga Ilaahay u kali yeel
22. Xuska Ilaahay badi
23. Dhafarka iyo soojeedka habeenkii jooji
24. Hurdada yaree hana ka tagin qayluulada
25. Cuntada iska sii yaree
26. Masjidka ku nagaad oo haka cararin guriga Allah
27. Adeegaaga badankiis Ramadaan ka hor sii gado
28. Wardi Qur’aanka sii bilow oo hadba marba marka ka dambaysa aad sii badinayso
29. Xasuusnow Ramadaan waa bil cobaado Ee maahan bil cunto kana dheerow cuntooyinka saliidda badan,
30. Sambuuska reerka yaan lagu kallifin
31. Ugu dambayntii xasuusi walaalahaa wanaagaan oo ka qayb qaado khayrka in aad sii fidiso.

*Waxaa diyaariyay:mahamed ibraahim hashi jamac

04/03/2022

Wllo haday jawaabtaadiu tahay anaa caawinaya ila sooxidhiidh hadaada calaamadahaa isku aragto

04/03/2022

Gastritis ama ((gaas calooleed)))
Waa caabuq ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid dabadheeraada(chronic).

Maxaa sababab gasric(gastritis)?

●Isticmaalka alcoholka
●In badan inaad mantagto
●Stress ka
●In aad in bdn gaajooto
●In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
●In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)
●Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.

Waxaa kaloo sababbikara loona aaneeyaa:
●Helicobacter pylori (H. pylori) waa bakhtitire (bacteria) ku nool xuubka (mucus) ku dahaaran caloosha. Haddii la daaweyn waayana caabuq ama humbuluuluq (infection) ayuu kuu horseedayaa boog ama nabar (ulcer) dadka qaarna cancer xagga caloosha ahi ayey ku sababtaa.

Pernicious anemia:

Waa dhiig la’aan timaadda marka calooshu ay weydo waxyaabihii dabeeciga ahaa ee looga baahnaa in si sax ah ay u soo nuugaan ama ay u burburiyaan vitamin B12.
Bile reflux: in bile-ka uu dib ugu noqdo caloosha, xanuun ayaana imaanaya.
Infection: ay keenaan bakhtire (bacteria) ama virus ayaa iyadana loo aaneeyaa.
NB: haddii la daaweeyn waayo gastric waxa imanaaya dhiigbax daarana waxaana saa’idayaa cancer calasha inuu kugu yimaado.

Calaamadaha lagu garto gaaska(gastritis)?

●labolabo,
●mantag,
●laabjeex iyo
●mantag dhiig la socdo.
●Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale. ●Caloosha oo dibbirta, apitet xumo. Miisaanka oo yaraada.

Sidee lagu garan/ aqoonsan karaa magaca cudurka iyo astaanta saxda ah?

Waxaa la sameeeyaa baaritaan.

●Upper endoscopy: waa qalab (tuubbo afka kamarad ku wadata) bukaanka afka laga geliyo ilaa caloosha lagu dhaadhiciyo.

●Baadhitaan dhiig (Blood test)

Ku wani waxay yaraynayaan acidka waxaana ka mid ah:
●histamine (H-2) blockers, waxay yareynayaa acidka lagu soodeeynaayo marinada dheefsiidka

Sidee loo yarayn karaa khatarta gaaska?

Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.

1) Qaado daawada gaaska adigoo la tashanaya shaqaale caafimaad / dhakhtarkaaga.

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo adeegahaaga caafimaad.

F.G: Cudurkaan inkastoo aad u dhib badan yahay hadana waa la ciribtiri karaa.
Hadaba si lagaaga caawiyo daaweyntiisa la xiriir
Whatsapp: +252636928715

Wacitan 0636928715

Ama riix linkigaan
Wa.me/+252636928715Gastritis ama ((gaas calooleed)))

Wa.me/+252636928715
Ama riix linkigaan
Wa.me/Gastritis ama ((gaas calooleed)))

wa.me

03/03/2022

Taxanaha Caafimaadka

Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka

1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha whatspka laso xariir # # +252636928715

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah sowac tellka 0636928715

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

whatspka iga sowac # # +252636928715

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Suuqa Hoose
Hargeisa
SUUQA

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00