Anush collection

Anush collection

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Anush collection, Beauty, cosmetic & personal care, Hargeisa, Hargeisa.

25/11/2022

waxan halkan kaga shekenaya qiso yar oo ku dhacdey Gabadh soomaliyed badnana ku dhacda gabdhaha somaaliyed intanan shekada bilaabin hadn wax yar dhex galo xaladan kudhacdey gbdhas wa wax jira waxa ka mida in haweenka/dumarka dhaqalohdu io baahiyaha asaasiga aynan lacgtodu ugu filnen markas usababta inay ragga wax weydistan ragguna ka Faideystan dhaqale la’aanta Dumarka waa aafo qaraan oo haysta dumarka somaaliyed

Hadan sheekada uguda galo wax jirtay gabadh isticmasha social media weliba Facebook gabadhas ma ay haysan dhaqale ay baahiyaha yaryar ku kaabto waxa ugu yar ma aysan heli kari Jirin inta ugu badan waxay kushubto mobeilka si kasto nolooshu ugu adagtahy waxa jirtey iney go’aansatey iney wiilasha ama nimanka ay kala hadasho facebook ay wediysato dhaqale yar oo ay nolosheda ku kaabto lakin waxa ka racdey gabadhas taarikh dheer
Qaybta labad ……………………

Photos from Anush collection's post 18/05/2022

available roller massage skin care

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anush collection posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.