Warfaa mohamed

Warfaa mohamed

Share

Mudane/marwo kusoo dhowoo ardaagan waxad ka helaysaa xogo sugan

Photos from Warfaa mohamed's post 03/09/2021

Madaxweyne Biixi ayaa qaabbilay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda Itoobiya Ridwaan Xuseen.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin isticmaalka Dekedda Berbera iyo hirgelinta Heshiisyo horey loo wada galay.

03/09/2021

Abwaan Wasiir Dubbe;-

"Qardho iyo Garoowiyo Qandala, Gaalkacayiyo qaycad Qiime-badane geyigeennu waa qaali abidkiiyee,...

03/09/2021

Sheekh Khaliil:-

11 sanadood, 1 bil iyo 5 cisho ayuu ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland.

27July 2010 ilaa 02 September 2021 ayuu wasiir ka ahaa xukuumadihii kala danbeeyey ee Kulmiye.

wuxuu ku dhawaaqay 10 Ramadaan iyo 20 Ciidood, fanaaniin badan ayuu bandhigyo ka joojiyey, marna wuxuu amray in 11 habeenimo la rawaxiyo hudheelada magaalada Hargeysa.
Adigu Maxaad ku xasuusan doontaa Khaliil?????

03/09/2021

Juma wanaagsan

Category

Telephone

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warfaa mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.