Calawla Dental Care

Calawla Dental Care

Share

Bogga rasmiga ah ee xarunta caafimaadka afka iyo ilkaha ee Calawla Dental CareπŸ¦·πŸ’œ
HARGEISA-SOMALILAND

26/05/2026

ΨͺΩ‚Ψ¨Ω„ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ω…Ω†Ψ§ ΩˆΩ…Ω†ΩƒΩ… Ψ΅Ψ§Ω„Ψ­ Ψ§Ω„Ψ§ΨΉΩ…Ψ§Ω„ 🌸

24/05/2026

Gelinta ilkaha casriga ah (zirconia) ee loo tagi jjiray dalka Turkey ga ayaanu kuu samaynaynaa.
nagusoo booqo xarunteena si aad u hesho dhoolla-caddayn quruxbadan una gashato ilko u eg kuwaaga dabiiciga ahπŸ€—
πŸ“Goobta: Hargeysa, Suuqa hoose.
πŸ“ž 063-8827454

23/05/2026

"Ilaali caafimaadka afkaaga iyo ilkahaaga, si aad u hesho jidh caafimaad qaba"
Nagu soo booqo xarunteenna si aad u ogaato ulana socoto bad-qabka afkaaga iyo ilkahaaga πŸ€—
πŸ“Goobta: Hargaysa, suuqa hoose ama sii jeedka danbe ee madxafka qaranka.
πŸ“ž 063-8827454

21/05/2026

SCW❀️

17/05/2026

Hambalyo dhammaan shacbi waynaha Somaliland gaar ahaanna macaamiisha Calawla Dental Care xuska maalinka qarannimada 18MayπŸ₯³πŸ’šπŸ€β€οΈ

17/05/2026
17/05/2026

Kahor iyo kadib🦷
Halka Dhoolla-Caddayntu ka bilaabanto✨

14/05/2026

Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… ءلِّ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΩˆΨ¨Ψ§Ψ±Ωƒ ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ΩˆΨΉΩ„Ω‰ Ψ’Ω„Ω‡ ΩˆΨ΅Ψ­Ψ¨Ω‡ Ψ£Ψ¬Ω…ΨΉΩŠΩ†

10/05/2026

Si aad u hesho tigidhka dhakhtarka ugana maaranto kuyuuga dheer lasoo deg app-ka shaafi oo ka gooso tigidhka dhakhtarka adiga oo gurigaaga jooga saacadda aad rabto.
ama nagala soo xidhiidh ciwaannada hoose
πŸ“ž 063-8827454
πŸ“ Suuqa hoose Hargeisa-Somaliland

Waxa Shaafi App ku soo biiray oo hadda aad ka goosan karta khaadhka 𝐃𝐫. π…πšπ«πšπ± π’π’πœπ’π’π π‚π’π¬π¦πšπšπ§ oo ah dhakhtarka Ilkaha kana hawlgasha π‚πšπ₯𝐚𝐰π₯𝐚 πƒπžπ§π­πšπ₯ π‚πšπ«πž. Haddaba si aad balan uga qabsato adiga oo gurigaaga j amba goobtaada shaqo jooga, la soo deg Appka Shaafi https://onelink.to/shaafiapp amba soo wac 3177 si balan laguugu qabto.

🎯Shaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.

_
[email protected]
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
__

29/04/2026

xafladda dabbaal degga sannad guurada 1aad ee kasoo wareegtay aas-aaska xarunteenna Calawla Dental Care. Hal ku dhigga sannad kan wuxuu noqon doonaa "daryeel ilkood oo dammaanad leh".
Si aad u hesho dhoolla-caddayn qurux badan lagaagana suuliyo ilko xanuunka nagusoo booqo xarunteenna.
πŸ“Suuqa-hoose, dhismaha kasii jeeda madxafka qaranka, Hargeisa-Somaliland
πŸ“ž063-8827454

Photos from Calawla Dental Care's post 29/04/2026

sawirrada qaybta 2aad
Xafladda sannad guuraada 1aad ee kasoo wareegtay aas-aaska xarunta daryeelka afka iyo ilkaha Calawla Dental Care πŸ₯³πŸ₯³πŸ₯³πŸ₯³πŸ‘πŸ»πŸ‘πŸ»πŸ‘πŸ»πŸ‘πŸ»πŸ‘πŸ»

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Road No. 1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:30
Tuesday 08:00 - 20:30
Wednesday 08:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 20:30
Saturday 08:00 - 20:30
Sunday 08:00 - 20:30