Adami product

Adami product

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adami product, Health/Beauty, 150 ka, Hargeisa.

15/12/2021

- Somali Jobs
Raac Talaabooyinkan Sawirka ka Muuqda.
Ujeedada: Kor u Qaadidda Fahamka Dhallinyarada Shaqo Raadiska ah Dhinacyada CV, Interview, How to Apply, Workplace Ethics & Time Management skills.
Idil ahaantiinba Guuleysta.

25/09/2021

Xukuumada maanta jirta maanta somaliland
_____________________________________
Halkii uu muuse biixi ugu yimi dalka ma ka dhaqaayiyey?
Dalka muuse Bixii ma horumar buu ku kordhiyey mise dibac ? Mise halkii uun buu daagan yahay?
waa sidee rajada ay ka qabaan shabka somaliland xumada maanta ka jirta somaliland?
Xumada maanta talada haysaa ma sii jiri kartaa ?
Xisbiga kulmiye ma sii waari karaa ?

Halkii uu muuse Bixii dalka ugu yimi k**a dhaqaajiin oo dalka handaraabuuba saaray oo caalamkii oo dhan waa ka soo ooday waxa uu ka dhigay dalkii dhamaa ee shidnaa guluub isaga qudha ubaxa oo aan macal gaadhin xaafada deriskiisa dalkale daaye .
Sidaa oo xaalku yahay waxa ay su arkaa muuse biixi iyo kooxdiisu
Kuwa ugu wanaagsan wixii ay qaban lahaayeena ay dhameeyeen sanadkii ugu horaysay hadeera ay ku jiraan sanadihii hurdada iyo raaxaysiga .
Laakiin ma oga rag inaan waxaa cidina ka yeelay shacab ku iska dul qaadi doonaan wax qabad la'aanta fartooda
Xadhiga iska dulqaadi doonaan fartooda.
Handaabka iska dulkaadi doonaan fartooda
Shaqo la'aanta iska dulqaadi doonaan fartooda

Shuushoow bax sharoow guur.

12/02/2021

Dawladnimada maanta ee somalidu ma aha meelay kay ka macaashaan bulshada rayidka ahi ee waa meel ay ka macaashaan rag gaar ahi.sababta oo ah maamul-goboleedyada iyo kuwa kale waxa kale sheeganayaba waxa loo sameeyaa ah in mid kasta oo meel maamulaaba ka macaasho.waana sababta qudha ee somali laysugu keeni kari waay , waayo hadii laysku daro somali kooxo dhan ayaa macaash la 'aan ah.
Hogaamiyaashu waa dheefsadayaal dhibanayaal hogaamiya.
Waa dheefsadayaal dhibayaal ku dulnool.

21/11/2020

Wararka la sheega gobolka tigrayga waa sheegaya inay jiraa xaalada bili aadanimo tii ugu xumayd,waxana ka jira arimo dhawr ah
Dagaal xasuuq darana ah, barakac ,macuul,cunto,la,aan,dagaal cirka iyo dhulka ah , b**b iyo burburin aan loo kala aabeyeelayn

29/09/2020
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address

150 Ka
Hargeisa