Lula Beauty And Perfumes

Lula Beauty And Perfumes

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Lula Beauty And Perfumes, Beauty, cosmetic & personal care, Jigjiga yar, Hargeisa.

Photos from Lula Beauty And Perfumes's post 11/05/2024

Soo dhawada hablo waa safarki cusuba oo iskugu jiraa shandado iyo kabo janbal ah waxad ka helaysa lula beauty and perfumes adeeg ku raali galinaya iyo qiimo macquul ah.

Meherada waxay ku taalaπŸ“ jigjiga yar ka soo horjeedka sawahili building ama naga soo wac πŸ“ž 0367444955 ama 0634055971.

09/05/2024

Ku soo dhawada Lula beauty and perfumes waxay idin soo kordhisay bridal dirac ama diraca aroosadaha soo dhawada hablahaygii qiimo macquula.

Meherada waxay ku taala hargeisa gaar ahaan πŸ“jigjiga yar ka soo horjeedka sawahili fooqa jadeer business center ama waxa naga la soo xidhidhi kartan πŸ“ž0637444955 ama 0634055971.

Soo dhawada

07/04/2024

Ku soo dhawada lula beauty and perfumes dharki eidka tobab iyo sheelado turki saddex gees iyo afar gees baa gacmo furan baan idinku soo dhawenena πŸ“meheradu waa jigjiga yar ka soo horjeedka sawahili Fooqa jadeer business center dabaqa labad ama nagala soo xidhidh πŸ“ž 4055971 ama 7444955

Photos from Lula Beauty And Perfumes's post 23/03/2024

Ku soo dhawada safarkii eidka iyo lula beauty and perfumes,waxad naga helaysan alaabo tayo leh iyo qiimo macquula










πŸ“ Meherada waxay ku taala jigjiga yar ka soo horjeedka sawahili fooqa jadeer business shopping dabaqa labaad

Ama waxad nagala soo xidhidh kartaa phone numberka πŸ“ž7444955 ama 4055971.

Soo dhadhawada πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ˜˜

Photos from Lula Beauty And Perfumes's post 10/03/2024

Ku soo dhawada Lula beauty and perfumes kabo aad uu qurux badan iyo qiimo macquula meherada waa jigjiga yar ka soo hor jeedka sawhili fooqa jadeer business shopping dabaqa labad ama nagala soo xidhidh 0637444955 or 0634055971.
Soo dhadhawada πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘

28/02/2024

Soo dhawada dhamantin waa saliid iyo mask aad iyo aad ugu bogi doontan xaruntu waxay ku taala hargeisa gaar ahaan jigjiga yar ka soo hor jeedka sawhili dhismaha jadeer business shopping dabaqa labad ama baa kala soo xidhidh 7444955.

07/02/2024

Asc hablo iyo marwooyin baa soo dhadhawada alabaahan waxad ka helysan Lula beauty and perfumes ugu kalay adeeg ku raali galiya iyo qiimo macquula

Meheradu waxay ku taala jigjiga yar gaar ahaan ka soo horjeedka sawahili ama waxad naga soo wici kartaa telephone numberka
πŸ“ž7444955

06/02/2024

Soo dhadhawada macmiishena qaaliga waxan idin hayna set qurux badan oo ka kooban dabqaadki,dhuxushi iyo walacadi lagu shidyay dhuxusha, uunsi aad uu udgoon iyo cuud kalay arag ah adeeg ku raali galinaya iyo qiimo macquula soo dhawada hablo iyo marwooyin baa.
Meheradu waxay ku taala jigjiga yar ka soo horjeedka sawahili ama waxad nagala soo xidhidh karta πŸ“ž7444955.

05/02/2024

Ku soo dhawada meherada lula beauty and perfumes gacmo furan iyo qiimo macquula.

Waxay meheradu ku taala jigjiga yar ka soo horjeedka sawahili ama Kala soo xidhidh telephone numberka πŸ“ž7444955

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Jigjiga Yar
Hargeisa
252