Adna Fashion and Wear
Edna Fashion and Wear Store waxaad ka heli kartaa maryaha dumarka, kabaha , shandadaha xaragada, iyo cadaro jaban. Waxaanu dhamman alaabta kaso qaadnaa Turkey.
07/06/2021
07/06/2021
23/02/2020
Toobabkan waxaanu dalbi karnaa Jumlad kaliya. Waxaanu kuugu keeni karnaa mudo yar. Comment garee midabka ama dookha aad ka hesho.
21/01/2020
Galab wanaagsan macaamiisha hablaha sharafta leh:
Waxaanu idin haynaa kabaha noocan cidhibta dheer leh, cidii u baahan hala soo xidhiidhaan numberkan 0633468997
Qiimo dhimis
$16
29/08/2019
Kabaha Beer baa ka yaala
Size 41 cidii u bahan ha nala so xidhiidho
Thank you for being a good Customer
21/08/2019
15/08/2019
Habeen wacan!
kabihii Turkiga ahaa ee aan idin furnay waxa ka hadhay tiro kooban, fadlan hadaad u baahantay kabo qurux badan oo jaban la xidhiidh Numberka Whatspka ah ee Hargeisa. Cida u baahan Jumlad maryaha dumarka iyo kabaha fadlan la xidhiidha numberka whatsapka ah ee Istanbul.
Mahadsanidiin
Istanbul Team
Habeen Wanaagsan hablahayagii!!
Ciid Mubaarak!
Dhammaan macaamiisha nagu xidhan waxaanu leenahay ciid Wanaagsan. Ilaahay acmaasha wanaaagsan ha inaga aqbalo.
06/08/2019
Scw Dhamaan hablaha macaamiisha ah!
Kabahii waanu idin furnay waana diyaar, tiro kooban ayaanu keenay fadlan intaanay kaa dhamaan h**e u dalbo.
Goobta lagu iibinayaa waa Hargeisa.
Noocyada sawirada ka muuqada ayaa hada diyaar ah.
1. Flat Shoes (kabo degan)
Color : Payj
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $15.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)
2. Stileto (kabo xarago)
Color : Payj , Casaan
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $17.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)
05/08/2019
Selam Alaykum Hablaha Sharafta leh.
Waxaanu idin furnay kabihii galabta. Waa tiro kooban ee fadlan la xidhiidh WhatsAppkan hoose.
Goobta lagu iibinayaa waa Hargeisa.
Noocyada sawirada ka muuqada ayaa hada diyaar ah.
1. Flat Shoes (kabo degan)
Color : Payj
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $15.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)
2. Stileto (kabo xarago)
Color : Payj , Casaan
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $17.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)
Telephone
Website
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
