HB Herbal Products

HB Herbal Products

Share

Herbal Products

15/07/2025
Photos from HB Herbal Products 's post 07/04/2025

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
..........Ma tahay qof shaqo doon ah?..........Ma doonaysa inaad badasho noloshaada?..........Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?..........Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?..........Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

WAXYAABAHA AAN LAGAGA BBHNEYN:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho
Igaala soo xariir Whatsapp .0637 4668 45

Photos from HB Herbal Products 's post 05/03/2025

Wa.me/+25263 7466845

Waxaan Ogey Siinayaa Dhammaan inta Friends Keyga Ah iyo inta Soo Booqata Ciwaankeyga Waxaad Muddo Badan Naga Soo Codsateen Daawada ilkaha Ee (ORECARE) Waa Boomaato Herbal Ah Oo Lagu Cadaysado Laguna Daaweeyo Xanuunada Hoosku Qoran Sidokale Waxeey Cadeysaa ilkaha Waana idiin Keenay Ee Soo Dalbada insha Allah.

Shaqoyinka Eey Qabato Waxaa Kamid Ah.

1: Waxeey U Fiican Tahay Suuska Nuuca ilkaha Ku Dhaca iyo Nuuca Ciridka Ku Dhaca

2: Waxeey U Fiican Tahay Yiridka Nuuca Ciridka Ku Dhaca iyo Nuuca Khaaxada Ku Dhaca

3: Waxeey U Fiican Tahay Qumanka Ama Qajidha Xanunka

4: Waxeey U Fiican Tahay Cirid Dhiigga Oo imaada Xiliga La Caday sanaayo

5: Waxeey U Fiican Tahay ilka Xanunka iyo Gowsa Xanunka Oo Looga Bogsado

6: Waxeey U Fiican Tahay Ama Eey Meesha Ka Saartaa Af urka Ama Afshiirka

7. Waxeey U Fiican Tahay Cambaarta Iyo Fiitoyinka Oo La Mariyo

8. Waxey U fiican Tahay Cabeebka Ama Afgaadka

9. Waxeey Cadeeysaa Oo Qurxisaa ilkaha

10. Waxeey U Fiican Tahay Wejiga Saliida Leh Finanka iyo Haraha Leh Oo Lagu Dhaqaa

11. Waxeey U Fiican Tahay Baabasiirka Oo La Mariyaa

Qiimaha Ma badna.๐Ÿ‘ŒWaxaana Laguugu Keenayaa Halka Aad Joogto insha Allh Waxaad Nagala Soo Xiriiri kartaan whatspp Number.
๐Ÿ‘‡

Wa.me/+25263 7466845

20/02/2025

Good morning ๐Ÿ‘€

Photos from HB Herbal Products 's post 13/02/2025
Photos from HB Herbal Products 's post 12/02/2025

Maleeday dhiikar Maleeday xasaasiyada Maleeday macana Maleeday igafashan Maleeday dhabar xanuun caga xanuun badan waxan ku hana dawo herbal oo tahay sarlee waxa fahfahin ah kala soo xidhidha 0637 4668 45

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa
252