Dahabo Beauty Online

Dahabo Beauty Online

Share

Cosmetic shop,Food supplement and beauty producent

14/10/2025

🌿 Forever Living Products 🌿
💚 Alaabo dabiici ah oo caafimaad & nolol wanaagsan kuu keena!
✨ Tayada ugu sareysa, natiijooyin la hubo!

📞 Kala soo xidhidh: Khalid Tayo Business
📲 +252 63 441 0885

14/10/2025
14/10/2025
07/10/2025

✨Cabitaannada Dabiiciga ah ee Forever Living ✨

🥤 Forever Aloe Vera Gel – Nadiifi jidhka, hagaaji dheefshiidka, kor u qaad difaaca jirka.

🫐 Aloe Berry Nectar – Dhammaan faa’iidooyinka Aloe Vera oo lagu daray tufaax & cranberry oo bixiya dhadhan macaan iyo difaac caafimaad.

🦵 Forever Freedom – Xanuunka kala-goysyada & murqaha wuu dejinayaa, wuxuuna kaa caawinayaa dhaqdhaqaaq fudud iyo caafimaad guud.

🌿 Dhammaantood waa cabitaanno dabiici ah oo u wanaagsan dhammaan xubnaha jidhka, kana sameysan geedka mucjisada ah ee Aloe Vera.

💚 Ku bilow maalin kasta koob caafimaad ah — Forever way kuu tahay nolosha caafimaadka leh!

📞 Kala Xidhiidh: Khalid Cumar
📱 WhatsApp: +252634410885

03/07/2025

Ma rabtaa in Gastari ku daayo ama ka caafimaado qaado supplement Forever Living igala soo xidhiidh WhatsApp WhatsApp shaashada ku qoran

03/07/2025

Iska rid miisanka oo Istcmal C9 program si 9 cisho Miisan badan kaga dhaco igla soo xidhiidh Number shaashada ku qoran

24/06/2025

Forever Living Products waxay kuu diyarisay Dhakhtarkii oo computer bilaash yahay oo badhi doona 45 xubnood jidhkaagaa kala soo xidhi numberka shaashads

24/06/2025
24/06/2025

Forever Supergreen waa khudrada cagaara oo budo laga soo dhigay oo la qooshanayo ha mooganin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Hargeisa