baarlin pollyclinic center

baarlin pollyclinic  center

Share

kusaa dhawada pageka baarlin pollyclinic center oo aa ka heli dontan talloyin wax ku olaa insha al

28/07/2026
19/07/2026

Wacyi galin muhimaa
Mar walba waxaa fican caanaha naaska
Hooyo ilmahaga la ogaw caanaha naaska
Wuxuu ka helayaa.
1 nafaqo dhamays tiran
2 difaac dhamaystiran
3 biyo ku filan
4 caano ku filan
5 cunto ku filan
6 wax walba alle halkaas ayuu usaa dhexmarinayaa.

Fadlan hooyo adigu wax quudo nafaqo leh si uu kaaga jaqo wax fican
Markasta ilmuhu naaska afka saaro naasku wuu godlanayaa wuxuna samaynayaaa caano fican

Markasta oo ilmaha naaska ka kala dheeraysid naaska caanihisu waa yaranayaan aakhirkana waaa gudhayaaan.

Qaado talada dhakhaatirta
6da bilood ee ugu h**eeya naaska ayaaa si toos ah loo siyaaaa...
Dr abubakar ali
Page ka kusaa dhawaada sona follaw gare

19/07/2026

Samaysanka uurjifka
Marxaladaha uu maro
Wakhtiga ay ku qadato
Ka faa idayso waxna ka baro

19/07/2026

Halkee ayaaa adanuhu ka bilaabmaa ?
Imisa jaran jaro ayuu so maraa?
Sharaxaadan kooban kaga faaidayso
Waan hubaa wax badan ayaad ka faa ifi
Nagu sa biir sona follaw gare page sina share gare

20/06/2026

Sharax kooban oo ah xanunada
Dange fever xinjir burburiye
Chiungunya virus kududiye
Sida loola tacalayo iyo calaamadihisa wax ka ogaw.

20/06/2026

Ogaysis iyo wacyigalin muhimaa
Asc dhamaan Bulshada somaliland iyo somali kalaba.waxaan idin so koobay wacyigalin muhimaa .ka faa idaysi wacan.
Hadaan in yar ku daro intaa aan sawirka kusaa koobay.
Xanuunada ku dhaca beerka waa badan yihin
Beerkuna waxa uu ku jiraa xubanaha ugu shaqada badan ugu muhimsa. Uurku jirta
Waxaa jira laba xanun oo ah kuwa faafa layskana qaado waxana. La dhahaa
Hepatitis B
Hepatitis C
Waxaan keena virus
kuna faafa sidan.
1 in qof qaba xanuunaka qaba viruska dhigiisu kusa gadho ama halagugu shubo ama si kalaba
2 lamanaha is qaba iyana waa kala qadan.
3 ardayda caafimadka barata ama kuwa ka shaqeeya oo irbad mudo tii uu ugu shaqaynayay
Qofki qabay xanunka

Xanunkan calaamadihiisa.
Marka h**e xanunkan wax calaamadaa ma buxiyi waa( asymptomatic )inta h**e
Marar ka qaar wuu soo qadimaa waxana uu leyay
1 yalaalugo
2 matag
3 xumad hoose
4 tamar yari
Marka xanunku si bato ama.xaladu xumato
Wuxuu leyay
5 yalaalugada oo si badata iyo mataga
6 saxarada oo is badasha cadaan xuko ah
7 kaadida wax har oo bigaysaa
8 caloosha oo uubiyo galiyo (acites) iyo damqasho ah marka la taabto
9 miyirka oo is badala (hepato encephalobaty )
Qofku wuxu noqonayaa sidii qof dhanaba aan xejin karin rafanaya kala hadlaya (confusion )
Waayo wasakhda la dhaho amounia ayaa maskaxda gaadhaysa .
Waan xaladaha ugu danbeya qofka mid ilahay ka kiciyo maan shegin
10 coma oo ah inuu qofku miyir beelo
Waxaa ku xiga waa in la sugo dhimashadisa
Ugu danbayn wuxuu kusaa biya shubtay waa sidan..oo ah( liver failure )in shaqadi beerku istaagtay .

Dawada
Xanunkan beerka haleela ee viruska horta wax dawaa malaha nooca loo yaqaaan hepatitis B
Lkn waxa uu leyay waa talaal.lagaga hor tago.
Waxaa lala tacaalaa waa calaamadihisa
Waxaa la siyaa waa tagero dhakhtarka gacanta ku haya ayaaa dawadisa maamulaya una daynaha lkn hal qodob ayaan si baraarujinayaa
Waxaa lagala dagalamayaa inay calooshu istaagto
Waxaa kaloo laga ilaalinayaa dufanka badan ama baruurta badan waayo beerku shaqadisu wa dacif mana qaadi karo loud ama culays kale

Nooca loo yaqaaan hepatitis c isna waxa uu leyay dawo mudo la.qato in kastoo ay qaali tahay

Gunaanad
Ilahay wax ilaaliya xanunka kena xanunna qaada lkn inaad samayso taxadir ayaa loo bahanyay
Inaad samaysid ka hortag ayaa lo bahanyay
Alla ha caafiyo inta xanun la dhibaataysan aamin

Pagekena follaw gare pl
Sina share gare .
Umada kale uga faaideya.
Xaruntana kusaa fhawaada

13/06/2026

Ka bogo oo fahan
Ka faa idayso page
Like iyo share follaw
Waxaa ka heli dontaa waxbadan oo cafimaadkaga anfaca

13/06/2026

Ka faa idayso
Drkena dr maxamed xasan .
Page so follaw gare si aad wax badan oo caafimadkaaga quseya aad uga hesho

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Daa.i Streat
Hargeisa