Anfac sports development organization
Anfac is organization which takes part development of social work
27/07/2026
📢 OGEYSIIS RASMI AH
Ururka ANFAC Sports Development Organisation iyo Ayaanle Galbeedi Sports Academy waxay si farxad leh ugu bishaaraynayaan bulshada reer Hargeysa, gaar ahaan degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Gacan Libaax, in ay bilaabayaan Akadamiyad lagu barto xirfadaha Kubadda Cagta.
Akadamiyaddani waxay ujeeddadeedu tahay horumarinta hibada carruurta iyo dhallinyarada, iyadoo:
⚽ Carruurta agoomaha ah lagu bari doono si bilaash ah.
⚽ Qoysaska aan awoodin inay carruurtooda geeyaan akadamiyadaha kale waxa loo samayn doonaa qiimo dhimis 50% ka jaban akadamiyadaha kale ee dalka.
📍 Goobta Tababarka: Garoonka Yuusuf Xaaji Aadan Qabiile Stadium, oo ku yaalla Xaga Danbe Ee Koonfureed Ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Riis.
📅 Taariikhda Bilaabashada: Khamiis, 06.08.2026
📞 Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 063 4829111
Ku soo biir Akadamiyadda Ayaanle Galbeedi Sports Academy, kana faa'iidayso tababar tayo leh oo kobcinaya hibada kubadda cagta.
"Soo saarista Hibada Ciyaartooy Akhlaaq Iyo Xirfad Leh Waa Muhiimadayada Koowaad Marka Laga Yimado In Dhalinyarada Laga Mashquuliyo Mukhaadararaadka.
Kooxda Heerka Labaad Ee Jamuuriya Borama Oo Ku Sugan M Mooge Statium Iyo Gudoomiyaha Kooxda Heerka Koowaad Ee Maaliyada Kamaal Oo Hadalo Dardaaran Iyo Dhiiri Galinba Ah U Jeediyey Ciyaar Yahanada.
Neck damage Diplomacy Zamatar Ali Haldoor Zhaafici Jama
29/03/2026
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun alle ha ku naxriisto adeero Abdi Hussein Abdillahi
Cabdi Xuseen Cabdilaahi (Xadka )Ayaa Ku Geeriyoodey Dalka Ingiriiska Caasimadiisa London Ehelkii Iyo Qaraabadii waxan leyahay Samir Iyo Iimaan alle haynaga siiyo marxuunkan Janatul Farduus Raxmaanku Ha Geeyo
Xadku waxa uu ka mid ahaa Ciyaartoydii u ciyaari jiray Gobolkii Waqooyi galbeed (Hargeisa) ee Dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadii Dimuqraadiga Somalia kuwii ugu caan Sanaa ee gobalka waqooyi galbeed (Hargeisa) soo matalay funanadiisa guulaha badana usoo hoyay
Alle adeero ha kuu naxriisto anigna samir iyo iiman ha naga kaa siiyo ameen 🤲🤲
Elbow damage Diplomacy Zamatar Ali Haldoor Zhaafici Jama
Leg damage Diplomacy Zamatar Ali Haldoor Zhaafici Jama
Kani Waaa mid Ka mid ah hawlwadeenada Anfac development organization ooo waraysanaya Lana Talinaya Ciyaryahan Dhawac Ciyarta Uga sooo
Baxay Diplomacy Zamatar Ali
Waaa Ciyaaaaar U dhaxaysay Laba Koooxod ooo kakala socday magalada borama iyo hargaysaaa ooo Kala Ah Jamhuuur iyo w/arimaha bulshada iyo qoyska ooo Ku ciyaray garoonka stadium HarGaysa Waxa Sooo Qaban qabiyay kooobka bahda Anfac development organization Diplomacy Zamatar Ali
24/03/2026
Waxaa Galabta Bishu Tahay 24.03.2026 Ciyaar Saaxibtimo Ku Dhex Maraysa Kooxda Jamhuuriya Oo Boorama Ka Timi Iyo Kooxda Xidigaha Bulshada Oo Ku Ciyaarta Magaca Wasaarada Hormarinta Qoyska Iyadoo Ciyaartuna Ka Dhici Doonto Hargeisa Statium.
Ururka Anfac Baa Sponsor Gareeyey
19/03/2026
Ciid Wanagsan Bahweynta Ciyaaraha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
09010
