Hadaf Herbal Supplement
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hadaf Herbal Supplement, Health/Beauty, Hargeisa.
17/06/2025
Waa maxay buro? iyo thyroid (fiix)
dadka ila iyo hadda ina soo maray 98%
ayaa ka bogsaday cudurka thyroika ama (fiix)iyadoon wax qalitaan ah loo samayn
• Buro waa koriimo aan caadi aheyn oo ku timaada xubin kamida xubnaha jirka banii aadamka. Buro waxa ay timaadaa marka ay dhacdo isu dheeli tir la'aan xagga qeybsamida unnuga
• burada myoma ayaa waxa ay u kortaa laba qaab oo kala ah. 1: qaab myoma hal unug le ah taas oo macnaheedu yahay in nooca buradani u korto qaab hal buro ah. 2: qaabka labaad waa nooc u korta dhowr buro myoma ah oo meel kaliya ka soo wada baxaan
• Calaamadaha waxaa kamida
1: dhiiga caadada oo muddo badan iska socda 7 maalmood iyo ka badan. 2: dhiig aad u badan oo yimaada inta u dhaxeysa caadooyin dumarka dhexdooda. 3: xanuun caloosha hoose ah. 4: qabsin caloosha ah caloosha oo aan qofka soconin. Noocyada burooyin ka ma aha kuwo aan halkaan ku soo wada koobi karno
xanuunkan
Message http://wa.me/+252613496255
Hargeisa,somaliland: http://wa.me/+252638719361
Category
Website
Address
0252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Hadaf Herbal Supplement posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
