GST Group Co.
GST Group Co. waa shirkad hormuud ka ah soo dejinta, qaybinta iyo gaadhsiinta alaabo tayo sare leh.
Waxaan bulshada u soo gudbinaa adeeg hufan, kalsooni leh, iyo badeecooyin sumcad leh sida Cunto Bile iyo Salool Macaan.
π Hargeysa, Somaliland
πΎ Cunto Bile & CUNTO WADANI β JIGJIGA πͺπΉ
Weli ma ku dhadhamisay Cunto Bile cuntadaada?
Ku dar cuntadaada dhadhan sameeyaha dabiicigaa ee ku dooro tayo aad ku qanacdo. Kuna habboon cuntooyinka kala duwan, iyadoo ah Bilaa Kiimiko.
π¦ Dalbo maanta, isla maanta hel!
π 063-6688443
π 063-8888613
π± +251 975 742 356
COMING SOON... CUNTO BILE IYO JIGJIGA πͺπΉ
Wax weyn ayaa kusoo socda Jigjiga! π₯
Cunto Bile β 100% Organic, Bilaa Kimiko,
tayo sare leh iyo dhadhan saamayn cajiiba leh.
π Dalbo ama nala soo xidhiidh: 0975742356
πΏ Maanta ma ku jimcaysatay Cunto Bile? πΏ
Jimcahaaga ka dhig mid dhadhan iyo caafimaad leh! Ku dar Cunto Bile cuntadaada si aad u hesho dhadhan dabiici ah oo macaan.
β
Dabiici
β
Dhadhan gaar ah
β
Ku habboon dhammaan noocyada cuntada
Cunto Bile β Dhadhanka Dabiiciga ah ee Qoys kasta. π
π Hambalyo Sanadka Cusub ee Islaamka 1448 AH.
GST Group Company waxay idiin rajaynaysaa sanad ay ka buuxaan nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
β¨ Sanad Wanaagsan! β¨
π
π₯ Tuute wuu tijaabiyay, wuuna ku qancay Cunto Bile !
Maxaad sugaysaa? Adiguna maanta tijaabi oo ogow sababta ay macaamiishu noogu soo laabtaan mar kasta.
β
Tayo la hubo
β
Qiimo macquul ah
β
Adeeg lagu kalsoon yahay
π GST Group π 063-8888613 / 063-6688443 nala soo xiriir si aad u hesho Dalab Degdeg ah isla hada
Cunto Bile β¨ ( Bilaa Kimiko )
Weli maad tijaabin ?
Waa duqus macaan ama qoondar dhadhan gaar ah siisa cuntadaπ
Ku dar cuntadaada,kana hel dhadhan macaan oo ka duwan kii h**e.
π Dalbo hadda:
063-8888613 / 063-6688443
π Free Delivery
Fadlan follow garee page-ka GST Group Co.
si aad ula socoto dalabyada cusub. β¨
Ciiddu waa farxad, adeegguna waa masuuliyad.
Iyadoo ay ciid tahay, GST Group Co. weli waxay u taagan tahay adeegga macaamiisheeda si shaqadu u socoto waqtigeeda. .
Cunto Bile Soo Dalbo Oo Hel Isla hada
Free delivery
063-6688443 / 0638888613
Eid Mubaarak Dhamaan Umada Muslinka !
Cunto Bile Ku Ciid
Hada dalbo si aad bari ugu ciido oo isla hada hel
063-6688443/063-8888613
25/05/2026
πβ¨ CIIDUL ADXA MUBAARAK β¨π
Shirkadda GST GROUP CO. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa 2026.
Alle ha inaga yeelo ciidan kuwii ku gaadha nabad, bashbash, barwaaqo iyo horumar. π€²
Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, caafimaad iyo maalmo kheyr badan oo aad la qaadataan qoyskiinna iyo ehelkiinna.
Ciid Wanaagsan dhammaan! π
βQofka aad la ciiddayso ku mention garee oo la wadaag hambalyadan πβ
Cunto bile ma dhadhamisay wali .
Hada soo dhadhami
Dalbo hada oo hel isla hada
063-6688443/ 0638888613
Website
Address
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when GST Group Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
