DAYAX herbal

DAYAX herbal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DAYAX herbal, Health/Beauty, Hargeisa.

27/02/2026

HADAAD TAHAY QOF KA DAALAY DHALMA LA.aan IDAMKA ALLE WAXAAN KUU HAYNAA DAAWO WAXTAR LEH KUSODHOWW
63 8724120

05/02/2026

🌿 Dooro dawo lagu kalsoon yahay. Dooro daryeel dhab ah.
πŸ’š Caafimaadku waa maalgelinta ugu qiimaha badan ee qofka bini’aadamka.
Ha sugin inta xanuunku ku adkaanayo. Maanta dooro adeeg daawayn oo tayo leh, talo caafimaad oo sax ah, iyo daryeel kugu habboon.
πŸ“ž Nala soo xiriir hadda:πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://wa.me/252638724120
Caafimaad wanaagsan – nolol wanaagsan!

23/01/2026

CAAGRSHOEGA B / HEPATITIS B

Cagaarshowga waa Noocyo badan yahay waxaa ugu caansan 3 qaybood oo kala ah cagaarshow A, cagaarshoe B iyo cagaarshow C
Oo aad ukala duwan,
Balse Hadda waxa aynu ka hadleynaa mid kamid ah oo ah Cagaarshow B kuwa kalana waan ku xijin doonaa haduu alle yiraahdo

CAGAARSHOW B Waa caabuq khatar ah oo ku dhaca beerka waxaana sababa Hapititis B virus (HBV)
Dadka uu ku dhaco xunuunkan qayb kamid ah waa uu ku daba dheeraada isaga oo ugu danbeen sababa Kansarka ku dhaca beerka ama Cirrhosis oo ah xaalad ku sababta in beerka uu qalfoof noqdo sidaasna uu shaqo gab ku noqdo.

Inta badan dadka uu ku dhaco cagaarshowga B si iskiis ah ayey uga caafimaadaan iyagoon wax daawo ah aan qaadan,
Lkn ilmaha yar-yar iyo caruurta waa u ku daba dheeraadaa,

Sidoo kale cagaarshowgan B ah ma jirto daawo rasmi ah oo hadaad cunto aad 100% ku caafimadayso, marka laga yimaado daawooyin kaalmaati ah oo lagula tacaalayo fayriska,
Lkn waxa uu leeyahay ka hortag aad u qaadan karto talaal ahaan,
Waana midda qof walba lagula taliyo in uu qaato talaaalkan maadaama hadii uu ku dhaco qofku uusan wax daawo ah lahayn.

CALAAMADIHIISA

Calaamadaha cagaarshow B waxa ay qofka kasoo muuqda 3 bil kadib marka uu kugu dhacay fayrisku waxaana kamid ah

-Beer xanuun
'Kaadida oo madoobaato
-Qandho
-Tabar darro iyo Daal
-Matag iyo Lalabo
-Maqaarka oo jaalle noqda
-Kala goysyada iyo murqo xanuun
-Indhaha oo cadaad cagaar u dhaw ah.

Inbadan oo caruurta kamid ah makasoo muuqdaan calaamadaha hadii uu ku dhaco fayrisku ilaa uu xaalad halis ah galo si lamid ah dadka waaweyn.
Hadii aad isku aragto calaamadahan qayb kamid ah ama aad qof qaba aad galmo la sameyso fadlan si deg-deg oo 24 saac gudohood waa in uu ula xiriirtaa dhakhtar si uu kuu siiyo talaalka xanuunkan, uuna uga hortago fayrisku in ku fido jirkaada.

SIDA LA ISKUGU GUDBIYO XANUUNKAN.

-Galmada: in aad u tagto qof qaba fayriskan dabadeed ay isgaaraan dhiigiisa iyo dhiogaada calyadiisa iyo shahwaadkiina ama dheecanada shahwada ka horeeya.
-in lagugu duri silinge qof qaba xanuunkan lagu soo durey. ama si shil ah qof shaqaale caafimaad ah in uu isagu iskugu mudo cirbad uu ku durey qof qabey fayriska.
-Hooyada uurka leh ee qabta fayriskan waxa ay u gudbin kartaa cunugeeda ay dhali doonto xiliga foosha hadii uusan dhakhtari la tacaalin og xaalada jirta.

YAA KHATAR UGU JIRA IN UU KUDHACO XANUUNKAN.

- dadka galmada lasameeya dadyowga farada badan ee aan ku koobneen xaaskiisa ama ninkeeda kaliya.
-Nin u tagey nin kale (khaniisyada)
-Dadka isla wadaaga shukumaanada Cadeyadda lagu cadeysto.
- in aad u safarto meelaha uu ku badanyahay sida Africa, bariga dhexe iyo koonbarri ee aasiya.

MUXUU SABABAA HADII UU DABO DHEERAADO.

-Kansarka beerka
-beerka oo howlgab noqdo
-kilyaha oo howlgab noqda
-cirrhosis-berka oo kholof noqda
Intaan mid kamid ah hadii uu keeno ugu danbwen qofku waa u dhintaa.

DAAWADIISU MAXAY TAHAY?

Horey sida aan idinkugu so sheegey xanuunkan malahan daawo rasmi ah lkn si iskiis ah ayuu dadka qayb uga bogsoodaan ama wuu ku dabo dheeraadaa.

Qofka uu ku daba dheeraado dhakhaatiirtu labo siyaabood ayey ula tacaalaa.
1= in ay siiyaan daawooyin loo yaqaan ANTIVIRAL kuwaas oo la tacaalaya fayriska in uusan dhaawac u geysan beerka.
2= in laguu sameeyo wax loo yaqaano
LIVER TRANSPLANT oo ah in beer qof kale laguu galiyo lagaana saaro beerkaadii xanuunsanaa.

HADABA MAXAA TALLO AH OO AAD UBAAHANTAHAY HADAAD QABTO XANUUNKAN.

Hadii aad isku ogaato xanunka isku dey in aad xakameyso in uu qof kale kaaga gudbo.

Dhowrkaan siyaaboodna samee si aad u xadido faafitaankiisa.

1= hadii aad xaas tahay ama adigu aad xaasle nin ah tahay aadna qabto cagaarshowga fadlan xaaskaada ama ninkaada usheeg in aad qabto cagaarshow kuno boori si aadan ugu ridin xanuunka in uu qaato Talaalka cagaarshowgan B .
Ilaa inta uu ka qaadanayana talaalkaas aadan galmo ama waxyaale kale aadan la sameen.

2= gabar walba ama wiil walboow ka hor inta iinan is guuraan baaritaan isku sameeya cagaarshowgan ah hadii midkiin laga helo ma ahan wax khatar kan kale ha istalaalo kan qabana daawada ha qaato.
Ma ahan ceeb dunida dadka inta aysan is guursan in ay isbaaraan waa waajib.

3=hadii aad leedahay cagaarshow fadlan haku deeqin dhiigaada ama xubnahaaga mid kamid ah sababto ah waxa fidaya fayriska.

4=hala wadaagin qofna ama hala isticmaalin qof hal sakiin ama hal maqas ama hal cadey/Rumey sababtoo way fidin karaan fayriska.

Dawo baleyahay kaan?

Haa:

Si lagaga cawiyo lasoo xiriir whatspp



Dr Ali sharif

23/01/2026

badbaadi (save your kidneys)

Waxaa sara u kacay dadka da'yarta ah ee la il daran xanuunada asiibada kliyaha.
taaso oo loo sababeeyo arima kala duwan oo halis galin karo inaad weyso xubnaha ugu muhiimsan noloshadaaada..

πŸ“£Halkaan waxaan kuugu soo gudbin doonaa 6 waxyabood oo qatar weyn ku ah kiliyahaada.

πŸ’₯(1) kaadida oo leesku celiyo am aad ka πŸƒβ€β™‚οΈ wehsato inaad suuliga aaado .
arintaan ayaa sabab u noqoto in kaadi heestaado dhaafto xadka keydinta taasi oo sababta in bacteriada ku jirto kaadida si dhaqsi ah isku badiso sababtana caabuq kaasi oo dib ugu laabta kliyaha kaanena xlad loo yooqaan oo ah infections daran oo kaa asiiba kilyaha.

πŸ’₯(2) cusbada badan.🍚🍚

Ha ka qaadan cusbada wax ka badan 5.8 gm maalintii. waa khatar kale oo kuu qarsoone.

πŸ’₯(3)ha cunin hilib badan πŸ—πŸ—

Hilibka aya ka kooban proteins xajmi adag .
Markii jirku shiidaayo proteins ka waxaa la soo dayaa maado loo yaqoon taasi oo halis galisa shaqada kilyahab sababtana dhaawacyo daran oo kilyaha ah...
Hilib badan = dhawaac badan ee kildaaada.

πŸ’₯(4 )cabida coffee ga badan β˜•β˜•

coffee ga ayaa sara u qaada xadiga cadaadiska dhiiga iyo shaqa kilyaha kaasi oo sababa u noqon karo in kilyahaado shaqada yareeyaan ..

πŸ’₯(5) cabid yarida biyaha. ..🍸🍸

Kliyaha ayaa u baahan iney helaan biya kufilan si ey shaqadooda si caadi ah ugu qabsadaan hadii aadan biya badan cabin sunta iyo wasaqda jirka kale laga so saaro ayaa ku aruuri doona kilyahaaada kadibna usiigudbi donta dhiiiga waxana ka dhasha xaalad adag oo loo yaqaan kadida iyo dhiiga oo si dhax gala....
Waxaad u bahnatahy malintii inaad cabto 8 galaas oo biyaha saafigaa ah..
Si aaad u hubiso inaad biya kugu filan cabtay fiiri midabka kaadidada ma cadaaan saafi ah baa misa waa midab qasan oo calaw ah...

πŸ’₯6) haka caajisin inaad hubiso caafimaadka kliyahaada 6 dii bilba mar jeer booqo dhaqtarka si aaad ula socoto kilyahaaada bad qabkooda.

🩸Ka fogooow daawooyinkaan hana qaadan waligaa waa dilaaga kilyahaada.
D-cold
* Vicks Action-500
* Actified
* Coldarin
* Cosome
* Nice
* Nimulid
* Cetrizet-D
Sidoo kale

πŸ“£πŸ“£Tala guud ...
Dhaqaatiir u dhaltay wadanka Germany ayaa ogaaday nuuc cusub oo ah kansarka maqaarka ku dhaco kaasi oo laga qaado maadada loo yaqaan Silver Nitro Oxide.
Madaadaan ayaa laga helaa cijiyaha qofka hadii aad dareento cun cun jirka haku xoqin maqaarka cijiyahaaada....

Fadlan nagu soobiir hadaad nagu cusub tahay si aad uga mid noqoto dadka ugu horeeya ee ka faaiidaysta talooyin caafimaad aan soogalino pageka mahadsanid

Sidokle Siina gaadhsii asxabtaada iyo bulshada kale si ay uga faaiidaystan iyaguna
Plz dheh
Dr-AΔΊi sharif

23/01/2026

MA TAHAY QOF KU DAALAY FIKIR BADAN
HURDA LA.AAN
CAAJIS BADAN MADAX XANUUN JOOGTA AH
CALCIUM WITH LECITHIN WAA XALKAAGA HADA DALBO ✈️

22/01/2026
22/01/2026

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaa
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xirir whatsappka https://wa.me/252 63 8724120
πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ’

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Hargeisa