Gubadle Real Estate and Services
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gubadle Real Estate and Services, Hargiesa, hargiesa.
Asalaamu Calaykum
Ku soo dhowaada GUBADLE REAL ESTATE AND SERVICES.
π Iibinta Guryaha iyo Kirayntoodaba.
π‘ Iibinta Dhulalka
π Iibinta Baabuurta
π Maareynta guryaha (Property Management)
π La soo xiriir: +252 634226176
*Baloodh iib ah*
Cabirka waa : 18 by 12
*Goobta:* Hargeysa Xaafadda ina mooge
*Qiimaha:* : $12,000
*Fiiro gaar ah*
Baloodhku Sharci buu leeyay
04/03/2026
Soo dalbo.
Alaab gym oo jaban
Dumbell Set 50kg.
0634226176
Waa Guri iib ah.
Wuxu ku yaala xaafada sabaxareed.
Wuxu ka kooban yahay 3 qol, kijo iyo suuligii.
Qayb dhu ah oo banaana wuu leeyahy.
Qiimaha $16,000.
Nagala soo xidhiidh WhatsApp numbers-kan.
https://wa.me/252674226176
https://wa.me/252634226176
https://wa.me/251949090664
10/12/2025
09/12/2025
GURI IIB AH β HARGEISA (M. Mooge)
Waxaa iib ah guri cusub oo broo ah oo ku yaalla Hargeisa, M. Mooge, agagaarka:
β’ Eeriya Sariibada Mustaqbal
β’ Ama koonfurta Dr. Ismaaciil
Faahfaahinta Guriga:
4 qol
2 suuli
Jiko weyn
Gaadhi-gal (parking)
Koone fiican (corner plot)
Guriga waa farta laga qaaday oo diyaarsan
Qiimaha:
π° $33,000
Tell:0634226176
Jawiga Caasimada ee Hargiesa.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargiesa
00000
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Gubadle Real Estate and Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
