Arag-bila optical
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arag-bila optical, Health/Beauty, masjid Cali bare, Laascaanood.
07/05/2026
Arag-bila optical laascaanood waxaan kuu keenay
Frames cusub oo fashion ah
Midabyo kala duwan, naqshado qurux badan iyo qiimo ku habboon qof walba
Sida:
✔️ Frames rag
✔️ Frames dumar
✔️ Frames carruur.
Noocyo fashion iyo classic ah.
Ka Soo horjeedka masjid Ali bare
Ama kala xiriir
Https://wa.me/+252905187072
✓ muraayado Soo jiidashada badan?
✓ Naqshad fashion ah
✓ Ka difaacaya qoraxda (UV Protection)
✓ Tayo sare leh
✓ Qiimo macquul ah iyo Tayo sare
✓ Ku habboon xilliga kulul & safarada
👉Nagu soo booqo xarunteena Arag-bila optical laascaanood.
Ka Soo horjeedka masjid Cali bare
19/03/2026
CIID MUBAARAK
Arag-bila Optical Eye Care – Laascaanood
Waxay hambalyada Ciidda u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
SUNGLASSES
macmiil Arag-bila optical laascaanood
waxay kuu keentay safarkii ciida
Ma rabtaa inaad ku ciido.
✓ muraayado Soo jiidashada badan?
✓ Naqshad fashion ah
✓ Ka difaacaya qoraxda (UV Protection)
✓ Tayo sare leh
✓ Qiimo macquul ah iyo Tayo sare
✓ Ku habboon xilliga kulul & safarada
📞 Dalbo hadda
✓ Noqo qofka ugu muuqaal qurxoon markaad bannaanka joogto iyo maalinta Eidka.
👉Nagu soo booqo xarunteena Arag-bila optical laascaanood.
Ka Soo horjeedka masjid Cali bare ama
Kala xiriir Https://wa.me/+252905187072
16/03/2026
Arag Bila Optical eye care laascaanood
Macaamiisha sharafta leh waxaan idin ogeysiineynaa in
Arag Bila Optical aad ka heli kartaan adeegyo kala duwan oo tayo sare leh.
Frames qurux badan oo noocyo kala duwan ah
Muraayadaha Protection-ka ilaalinta indhaha
💳 Adeegga Amaano Insurance
👁 Baaritaanka aragga (Eye check)
Iyo adeegyo kale oo badan
Nagu soo booqo xarunteena Arag-bila optical laascaanood
Ka Soo horjeedka masjid Cali bare ama
Kala xiriir Https://wa.me/+252905187072
14/03/2026
Caafimaadka Indhahaagu waa furaha noloshaada!
Ma dareemaysaa:
daal, Aragti daciif ah, ama madax-xanuun markaad wax akhrinayso?
Kusoo dhowow xarunta daryeelo caafimaadka indhahaaga!
Arag-bila optical
Waxaad ka helaysaa
Baaritaan indhaha ah oo casri ah Muraayado tayo sare leh (optic & sun glasses)
👉 Nagu soo booqo xarunteena Arag-bila optical laascaanood
Ka Soo horjeedka masjid Cali bare
Kala xiriir Https://wa.me/+252905187072
Sunglasses 🕶️ qurux badan ugu kalay arag-bila optical eyes care
Safar cusub iyo
Frame quruxbadan
Waxa kuu keenay Arag-bila optical laascaanood
🕶️ Muraayadaha Protection-ka;
✔️ Waxay Ka difaacan indhaha qorraxda & UV rays
✔️ Waxay Yareeyan daalka iyo xanuunka indhaha
✔️ Waxay Ku habboonyihin isticmaalka shaashadaha sida (phone, computer, TV)
✔️ Waxaan kuu hayna muraayado Tayo sare leh & naqshad casri ah
✔️ Rag, dumar & carruurba way heli karaan.
👉 Dooro muraayad kuu ilaalisa, kana dhigta araggaaga mid ammaan ah.
👉 Nagu soo booqo xarunteena Arag-bila optical laascaanood
Ka Soo horjeedka masjid Cali bare
Kala xiriir Https://wa.me/+252905187072
Arag-bila optical eye care👁️
Ma dareemaysaa:
Indho daal 😣
Arag daciif ah 📉
Madax xanuun ka yimaada aragga?
👉 Ha sugin! Caafimaadka indhahaaga waa muhiim.
Waxaan Bixinaynaa:
✅ Baadhitaan indho (Eye Check-up)
✅ Muraayado tayo sare leh (Original glasses)
✅ Sunglasses caafimaad leh ☀️
✅ Contact lenses
✅ La-talin dhakhtar indhaha ah 👨⚕️👩⚕️
Waxaad noogu imanaysaa?
⭐ Qalab casri ah
⭐ Qiimo jaban
⭐ Adeeg degdeg ah
⭐ Khubaro khibrad leh
📍 Goobta: [laascaanood ka Soo horjeedka masjid Cali bare]
📞 Nagala soo xiriir: [0905187072]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Laascaanood
0905187072
