Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie

Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie, Mogadishu.

Photos from Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie's post 26/07/2026

Gaalkacyo: waxaan si wayn ugu mahad-celinayaa Maamulka, Shacabka & Guud ahaan bulshada gobalka mudug oo maanta si Wayn noogu soo dhaweeyay Caasimadda Gobalka ee Gaalkacyo.

Socdaalkeennu wuxuu daaranyahay dar-dargalinta doorashooyinka qof & codka ah ee deegannada Galmudug waxaana wafdiga socdaalka igu wehelinayay Xubnaha sarsare ee ururka Sincad’

Mahadsanidiin Gaalkacyo

26/07/2026

Gaalkacyo: waxaan si wayn ugu mahad-celinayaa Maamulka, Shacabka & Guud ahaan bulshada gobalka mudug oo maanta si Wayn noogu soo dhaweeyay Caasimadda Gobalka ee Gaalkacyo.

Socdaalkeennu wuxuu daaranyahay dar-dargalinta doorashooyinka qof & codka ah ee deegannada Galmudug waxaana wafdiga socdaalka igu wehelinayay Xubnaha sarsare ee ururka Sincad’

Mahadsanidiin Gaalkacyo

Photos from Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie's post 26/07/2026

Waxaan maanta Degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud hoyga uu ka deganyahay aan ku booqannay Ugaaska Beesha reer Xaaji Saleebaan !

Kulanka waxaa igu wehelinayay Guddoomiyaha ururka Sincad & Xoghayaha ururka

Photos from Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie's post 24/07/2026

Cadaado oo ciiddu ay dhaqaaqday soo dhawaynta Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug Cabdulqaadir Caddaawe & madaxda kale ee Xisbiga Sincad.

24/07/2026

"cadaado way hadashay waxayna tiri dhamaanteen waxaynu nahay Sincad "

24/07/2026

Munaasabada soo dhaweynta Xisbiga Sincad ee Degmada Caabudwaaq

Photos from Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie's post 21/07/2026

Waxaan maanta Degmada Caabudwaaq ku soo dhawaynay Guddoomiyaha urur Siyaasadeedka Sincad Mudane Maxamuud Khalid Jabiye & xog hayaha Xisbiga Mudane Cabdifitaax Afrax oo socod ku soo gaaray Degmada Caabudwaaq si ay u dardar-galiyaan olalaha doorashada ee ururka Sincad’

Waxaan u mahad-celinayaa Maamulka Degmada Caabudwaaq& Bulshada qaybaheeda Kala duwan oo nagala qaab-qaatay soo dhawaynta guddoomiyaha

20/07/2026

Soo dhaweyntii maanta ee Degmada Balanbale

20/07/2026

Soo dhaweyntii Degmada caabudwaaq

19/07/2026

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Cabdiqaadir Cabdullaahi Diiriye (Cadaawe), ayaa goordhow gaaray degmada caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Shacabka degmada caabudwaaq iyo taageerayaasha musharraxa ayaa si weyn ugu diyaar garoobay soo dhoweynta wafdiga, iyadoo booqashadan ay qayb ka tahay socdaallada uu musharraxu ku marayo deegaannada Galmudug si uu ula kulmo bulshada una soo bandhigo qorshihiisa hoggaamineed

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadishu
00000000