Habeysane

Habeysane

Share

Gedo

10/06/2026

Waxaa maanta kormeer shaqo oo muhiim ah ku tagay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo wafdi heer sare ah oo uu horkacayo

Madaxweyne Ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane (Maxamuud Sayid Aadan,) iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo. (MAXAMAD XUSSEN ALQAADI)

​Kormeerkan oo qayb ka ahaa u kuurgalida xaaladda guud ee degmada, waxaa madaxda ku weheliyay:
​Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka.
​Wasiirada Jubbaland.
​Iyo mas'uuliyiin kale oo miisaan ku leh maamulka
​Ujeedka Safarka: Mas'uuliyiinta ayaa u kuur-galay xaaladaha ammaan, horumar iyo adeegyada bulshada ee ka socda degmada Luuq, iyadoo kulamo kala duwan la qaatay qaybaha bulshada iyo maamulka heer Degmo

10/06/2026

Omar artan

09/06/2026

Booliska somaliya ayaa bari bandaw kuso riday magalada baydhabo oo ay doorasho ka jirto

09/06/2026
08/06/2026

Allaha u naxariistee Sheekh Qaasim Xaaji Naaji (Sheekh Yaashey), oo maanta ku geeriyooday Masjidka Jaamaca Al-Ibbi ee degmada Shibis. Sheekh Qaasim wuxuu ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee uu saameeyay barakicinta iyo burburinta hantida ee uu geystay taliska muddo-xileedkiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu ahaa caalim indhool ah oo in ka badan 70 sano ku qaatay u khidmaynta diinta Islaamka, isaga oo mu'addin Masjidka Jaamaca Al-Ibbi ee degmada Shibis.

Waxaan Alle SWT uga baryayaa inuu u naxariisto Sheekh Qaasim Yaashey, qabrigiisana u nuuriyo, kuna abaalmariyo Jannatul Firdowsa. Sidoo kale, waxaan Eebbe uga baryayaa in uu ka samarsiiyo qoyskiisa, ehelkiisa, asxaabtiisa, culimada, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

إنا لله وإنا إليه راجعون

Photos from Habeysane's post 08/06/2026

Degdeg : Hubkaan oo la sheegay inuu leeyahay Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa Elite Hotel lagu soo bandhigayaa goordhow.

08/06/2026

Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqay ‘mamnuucid guud’ oo saaran xayndaabyada Israel iyagoo doonaya inay ka gudbaan Badda Cas."

08/06/2026

Yariv Oppenheimer ayaa sheegay in RW Israel Benjamin Netanyahu uu wado waxyaabo uu ku sii darayo xiisadaha Iran iyo Hezbollah balse uu xaddidayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo danaha Mareykanka. Wuxuu sheegay in jawaabtii Iran 7-da Juun ay ahayd digniin, aanay ahayn riixitaan dagaal, wuxuuna shaki ku jiraa in Trump uu ogolaanayo aar-gudasho weyn oo Israel ah.

07/06/2026

Maxaa kaga baxay hadlkaas?

07/06/2026

Meydka 2 dhalinyara o lagu dilay duleedka
Degmada ceelwaaq
Ayaa goordhaw lakeenay meyd,kooda
Allaha unaxariito

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
𝘽𝙖𝙖𝙧𝙙𝙝𝙚𝙧𝙖