E-Labis
-labis, waa xarun ganacsi oo adeegyo kala duwan u keenta macaamiisha xarunteena. Astaanteena, waa labiskaaga oo kaliya saaxiib. Mahadsanidiin
E-labis, waxaa la aas'aasay sanadkii 2017, waxaa gundhig u ahaa quruxda labiska ragga iyo dumarka deggan nawaaxiga Muqdisho. E-labis, waa xarun ganacsi oo adeegyo kala duwan u keenta macaamiisha xarunteen. E-labis, waxaa la aas'aasay sanadkii 2017, waxaa gundhig u ahaa quruxda iyo labiska ragga iyo dumarka deggan nawaaxiga Muqdisho. Xarunteena, waxay ku shaqeysaa laba hab oo adeegaaga aad kuugu soo gaarsiin doono, kuwaas oo kala ah:
1. In hab online ah aad u soo dalbatid, kadibna aan kuugu keenno gurigaaga, xafiiskaaga, iyo goobtaada shaqada.
2. Habka kale waa ianad nagu soo booqatid xarunteena oo ku taalla Wadada Makka Al-mukarama, agagaarka Sayidka, afaafka hore ee Hotel Dayah. Labiskaaga waa mas'uuliyadeena, waxaana kuugu adeegeenaa qaab kaste oo aad ku qanci kartid. Si aad noola socotid oo waxaan soo dhigno ee kuu soo gaaraan Fadlan la xiriir numberka adeegga dadweynaha oo ah: +252-615570458.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 22:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when E-Labis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
