Brain Story
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Brain Story, Health/Beauty, Taleh Tower, 6th Floor, Mogadishu.
This is the official page of Brain Story Organization (BSO), a Somali-led non-profit organization committed to promoting mental health, psychosocial well-being, and human dignity in Somalia.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐ฎ๐ซ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ: GBV, Mental Health, Community Protection, and Vulnerability to Violent Extremism
28/09/2026
๐๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ ๐๐ฑ๐ธ๐ฎ๐๐๐ถ: ๐ช๐ฎ๐
๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐ป๐๐ถ๐ด๐ฎ (๐๐๐ฉ), ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ, ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ก๐๐ด๐น๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ด๐ท๐ถ๐ฟ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฅ๐ฎ๐ฏ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ
Brain Story Organisation, oo kaashanaysa UNDP in Somalia iyo KOICA, ayaa waxay galabta magaalada Muqdisho ku qabatay dood-wadaag muhiim ah oo cinwaankeedu ahaa โIlaalin ilaa Adkaysi: Wax ka qabashada Tacaddiyada Ku Salaysan Jinsiga (GBV), Caafimaadka Maanka, iyo u Nuglaanshaha Xagjirnimada Rabshadaha Wata.โ Kulanka ayaa la iskugu keenay khuburo ku xeeldheer mowduucaan iyo bulshada rayidka ah si loo abuuro madal furan oo lagu wadaago aragtiyo, waayo-aragnimo iyo faham ku saabsan arrimaha saameeya badbaadada iyo adkaysiga bulshada.
Dooddaan ayaa diiradda saaraysay: GBV, caafimaadka maanka, ilaalinta haweenka iyo carruurta iyo arrimaha bulshada ee kordhin kara u nuglaanshaha xagjirnimada rabshadaha wata. Waxaa sidoo kale la isla falanqeeyay muhiimadda ay leedahay in la dhiso bulsho awwood u leh ka hortagga dhibaatooyinka, la qabsiga caqabadaha iyo dib uga soo kabashadooda.
28/09/2026
Dood-wadaag: From Protection to Resilience
Kulanka waxaa sidoo kale qayb ka ah dood furan oo ku saabsan GBV, caafimaadka maanka iyo sababaha bulshada u nugleyn kara xagjirnimada rabshadaha wata, iyadoo la wadaagayo aragtiyo iyo xalal lagu dhisi karo bulsho ammaan ah oo adkaysi leh.
Panelists:
Abdishakur Moalim Shiimaay โ Vice Executive Director, YEEP Somalia
Hamdi Abdi Adow โ Director, YEEP & PCVE Expert
Hakima Ahmed Ali โ Social Worker
Deka Abdi Omar โ Head of Women & Climate Change, MFRHD
Fadumo Abdinasir โ D. Head, Prevention of Abuse Against Women & Children
๐
28 September 2026
๐ 3:00โ6:00 PM
๐ Maadays, Mogadishu
27/09/2026
CASUUMAAD
Bahda Brain Story waxa ay si rasmi ah kuugu casuumayaan ka qeybgalka dood-wadaag cinwaankeedu yahay: โFrom Protection to Resilience: Addressing GBV, Mental Health and Vulnerability to Violent Extremism.โ
Kulankan waxaa diiradda lagu saari doonaa ka hortagga tacaddiyada jinsiga (GBV), caafimaadka maanka, iyo arrimaha kordhiya u nuglaanshaha xagjirnimada rabshadaha wata.
Haddaba, ka soo qeybgalkaaga wuxuu wax badan ku biirin doonaa mowduucan, waxaana rajaynaynaa inaad naga aqbasho casuumaadda.
๐
28 September 2026
๐ 4:00 PM
๐ Maadays, Hodan Mogadishu
21/09/2026
๐๏ธ Peace begins with well-being.
On this International Day of Peace, letโs create communities where people feel safe, heard, and supported.
Mental health is part of peace.
๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga Isdilka, Brain Story ayaa qabatay barnaamij gaar ah oo diiradda lagu saarayay fahamka isdilka, garashada calaamadaha digniinta ah iyo sida loo garab istaagi karo qofka la tacaalaya xaaladaha adag.
๐๏ธWaxaa inoo jeediyay Dr-Abdiaziz Talasame Psychiatrist
๐ฅ Muuqaalka barnaamijkaan oo dhammaystiran daawo Youtube-keena: https://youtu.be/PjbY7ZXoEo8
***dePreventionDay2026
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐
Fahamka Isdilka, Garashada Calaamadaha & Garab Istaagga Qof Dhibban.
Mararka qaar, hal suโaal oo ah โ๐๐ข๐๐๐ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ?โ waxay qof siin kartaa rajo.
๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข, ๐๐ก๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐จ๐จ ๐๐๐ซ๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐๐ .
***dePreventionDay2026
09/09/2026
Xuska Maalinta Ka-Hortagga Isdilka ee Dunida (World Su***de Prevention Day)
Maalinkaan oo sanadkasta 10ka Sebtembar la xuso ayay, Brain Story waxay idinku casuumaysaa inaad nagala soo qaybgashaan barnaamij gaar ah oo ku saabsan "Fahamka Isdilka, Garashada Calaamadaha iyo Sida Loo Garab Istaago Qofkasta oo Dhibbane ah", oo uu inoo jeedin doono Dr. Abdiaziz Talasame (Psychiatrist).
โ
โSacaddu: 8:00 PM โ 9:30 PM, Habeen dambe
Date: 10โSeptember, 2026
Google Meet: https://meet.google.com/bih-yumb-wvv
๐๐๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐ฌ๐ญ-gaan ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐ข ๐ค๐ฎ ๐๐ก Cabdikariim Cali, o๐จ ๐๐ก ๐๐๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ โ๐๐ฎ๐ซ๐ฏ๐ข๐ฏ๐จ๐ซ๐ฌ ๐จ๐ ๐๐ฑ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ข๐ฌ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐ข๐ง-๐๐จ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐๐ญโ.
Cabdikariim Cali, Wuxuu nala wadaagayaa saamaynta caafimaadka maskaxda ee ka dhalata qaraxyada iyo xaaladaha amni ee dalka, gaar ahaan sida ay dhacdooyinkaas u saameeyeen bulshada, kuwaas uu isaguna ka mid yahay, afkoodana uu ku hadlayo.
Sheekadu waxa ay taabanaysaa dhaawacyada Jireed iyo kuwa Maanka, iyo caqabadaha ay dadka dhibbanayaasha ahi la kulmaan marka ay isku dayayaan inay dib ugu laabtaan noloshoodii caadiga ahayd iyo tii bulshadaba. UNDP in Somalia
Xalqada oo dhammaystiran ka daawo ling hoose ee youtube-ka https://shorturl.at/qVt3t
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
