Nada Oil

Nada Oil

Share

Herbal Oil

24/09/2024

Update🚨

Nada Oil wexee idin keentey saliid herbal ah timiha wax weyn u tareysa wax yaalaha faidooyinka ay uleedahy waxaa ka mid ah:
1. Timaha daata Weyna bixisa
2. Wey dhedheresa
3. Qalelka ka ilaalisa
4. Wey jilcisa
5. Weyna qurxisa
6. Vitamins ayaa ku jiro

wax yaalaha ay kasameesantahy:

1. Dhaga yare
2. Dacaar
3. Loos
4. Afikaandhe
5. Sanjabiil
6. Nacnac
7. Falaksiis
8. Roos meri
9. Basal
10. Toon
11. Vitamin E
12. Xulbad
13. Karkade
14. Amla

Hadaba kasoo dalbo lambarada hoos ku xusan:
📞0618361012
✅ whats up +252 61 5379599
🛵🚚✈️free Delivery keenistu waa bilaash macamiil

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Mogadishu
Mogadishu
252