Dr cawaale

Dr cawaale

Share

0618000665
Ugu imow daawaynta cudurada sanka dhagaha cunaha maqaarka @ jimcaha waa firii dr

28/07/2025

Dhamaan macamiishena sharafta leh ee ku xiran Cawaale 2 clinic and pharmacy waxa la ogaysiinayaa in dib loo casriyeeyay pharmacy-ga waxaana kuugu diyaara dhaqaatiir ku taqasustay daaweenta cudurada kala ah @ babasiirka qaarjeexa ilmaha isku kaadsha Cunaha dhagaha sanka maqaarka iyo cudurada guud sidoo kole waxaa la ogaysiinaa macamiisha sharafta leh in la kulanka dhaqtarka cunaha dhagaha sanka iyo maqaarka maalinka jimcaha ah uu firii yahay laga bilaabo 1saac subaxnimo ilaa 11duhurnimo nagu soo booqo xaruntena oo ku taal bakaro isgoska holwadag @ wac lambarada. @ 615556360. @ 618000665

14/11/2024
10/10/2024

waxaa kuugu diyaara dr daawaynaya cudurada maqaarka sanka dhagaha cunaha
Fadlan wac 0618000665
wuxuu ku yaalaa isgooska holwadag kasoo horjeedka hotel zaytuun

09/10/2024

ku soo dhawaada dr cawaale oo daaweeya cudurada sanka iyo dhagaha iyo cunaha iyo maqaarka kaas oo ku yaal aaga isgooska holwadag fadlan wac 0618000665

Category

Website

Address

Holwadag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr cawaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.